Thursday 19 January 2012

War deg deg ah: Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku Halaagsamay Qarax ka dhacay Baladweyne.


Written by Administrator on .
somalimemo.netQarax xoogan ayaa goordhaw ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay gacanta ku hayaan ciidamada gumeysiga Itoobiya ee Soomaaliya kusoo duulay.

War goordhaw nagasoo gaaray Baladweyne ayaa xaqiijinaya in gaari Uraal ah oo ay wateen ciidanka Itoobiya ay miino lakacday islamarkaana uu burbur xoogan gaaray.

Goob joogayaal ayaa soo sheegay in meydadka ciidanka Itoobiya oo 9 Askari gaaraya ay yaalaan agagaarka Buunda weyn ee bartamaha magaalada Baladweyne.

Rasaas ay hareeraha wadada u ridayaan ciidanka Itoobiya ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...