Saturday 11 June 2016

Al Shabaab oo todoba Horjooge Toogatey








Al Shabab ayaa toogatey 7 Horjoogayaasheeda ka mid ah 24 sac ee la soo dhaafey. Dilkani waxuu dabada ku hayaa jabkii ka soo gaarey Halgan oo kala shaki dhexdooda ah keenay.
Horjoogayaasha waxaa lagu toogtey meel fagaare ah oo ku yaala  Buulo - Falaay oo ka tirsan Gobolka Baay.
Horjoogayaasha la toogtey waxay kala ahaayeen sidan:-
1. Shan Soomaali ah
2. Labo Kenyan ah

Cusman Xaaji Cali

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...