Saturday, 4 June 2016

Alshabab oo Maqribkii shaqaale Baarlamaan Dishey


Caawa salaadii maqrib, waxay Al Shabaab dishey marxuun Salaad Maxamed Sabriye goor uu Masaajid ku yaala degmada Dharkiinley ka soo baxayey.
Marxuumku waxuu ka tirsanaa shaqaalaha Baarlamaanka Faderaalka waxaanu qaabilsanaa codadka (audio Engineer)

Osman Xaji maxamed

No comments: