Wednesday 15 June 2016

Degmooyinka Gobolka Banaadir oo lagu dilay Dharkaynleey

War deg-deg ah:-Agaasimihii kormeerka 

 
0
SHARE 
Muqdisho-(SONNA)-Dableey hubeysan ayaa maanta ku dilay Degmada Dharkaynleey agaasimahii kormeerka degmooyinka maamulka gobolka Banaadir C/llaahi Ibraahim (Isbiimo) iyo nin ay saaxiibbo ahaayeen oo xilligaasi la socday.
Kooxihii dilka geystay ayaa la sheegayaa iney ka baxsadeen goobta, waxaana halkaasi gaaray Ciidamada ammaanka ee Gobolka Banaadir, iyagoo halkaasi ka wada baaritaanno la xiriira dilka masuulkan.
Marxuum C/llaahi Ibraahim (Isbiimo) ayaa mar soo noqday gudoomiye ku-xigeenka degmada Dharkeynleey, waxaana dhowaan loo magacaabay xilka agaasimaha kormeerka degmooyinka maamulka gobolka Banaadir.
SONNA/News

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...