Wednesday 8 June 2016

Madaxweynaha Uganda oo xaaskiisa u magacaabay Wasiir


 
0
SHARE 
Kambala(SONNA)—Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 Wasiir.
Madaxwaynuhu waa uu isku shaandheyn kooban ku sameeyay qaar ka mid ah Wasiiradii hore, isagoo  Wasiirka Waxbarashada iyo Isboortiga u magacaabay xaaskiisa Janet Museveni, waxaana arrintan ay noqotay mid hadal heyn badan dhalisay, iyadoo Janet Wasaaradda loo dhiibay ee Waxbarashada iyo Isboortiga ay tahay tan kuwa ugu muhiimsan, waxaana loo arkaa mid ka mid ah wasaaradaha ugu miisaaniyada badan.
Mr Museveni ayaa dib u soo celiyay Wasiirkiisa arrimaha Dibadda Sam Kutesa, halka dhowr Wasiirna uu xilka ka qaaday.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...