Sunday, 5 June 2016

Shan Askari oo AMISOM ah iyo Soomaali la xirey --- Iibin Qalab Ciidan

Laamaha Amniga Qaranka ayaa maanta gacanta ku dhigey askar ka tirsan AMISOM iyo toban Dalaal oo Somali ah oo iibinaya qalab kala duwan oo ciidan oo ay ku jirto rasaas.
Hada way xiranyihiin oo waxay sugayaan maxkamad.

No comments: