Tuesday 12 July 2016

Booliska Oo Ka Hadlay Labo Qarax Oo Muqdisho Ka Dhacay+Sawirro


 
370
 
0
SHARE 
Muqdisho,(SONNA):-Laba Qarax ayaa goordhaw ka dhacay degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho.
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir Gaashaanle Sare Bishaar Abshir Geeddi, ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in qaraxyada lagu dhex qariyay Goob uu Yaallay Qashin.
Col Bishaar ayaa intaa ku daray in qaraxa uu hal qof dhaawac fudud ka soo gaaray, islamarkaana aysan jirin wax kale oo qaasaare ah oo ka dhashay Qaraxyadaasi.
F.G: Sawirada Taleefoon Gacanta ayaa Lagu Qaaday.13643775_845143465620408_119030331_n - Copy13649508_845143478953740_1770966218_nLasoco Wixii Kusoo Kordha.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...