Thursday 14 July 2016

Golaha cusub ee deegaanka degmada Gaalkacyo oo magacyadooda la shaaciyay


13663352_1043481782374036_549583125_o-1
Gaalkacyo (RBC Radio) Guddiga hagaajinta maamulka gobolka iyo dhismaha golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ayaa maanta shaaciyay magacyadda xubnaha golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo oo xarun u ah gobolka Mudug.
31 xubnood oo saddex ka mid ah ay dumar-yihiin ayaa maanta lugu dhawaaqay,kuwaaso noqonaya xildhibaannada cusub ee golaha deegaanka degmada Gaalkacyo,kaddib markii dhawaan uu madaxweynaha Puntland kala diray golihii hore.
Golaha deegaanka ee degmada ayaa qorshuhu yahay in ay dhawaan doortaan duqa degmada Gaalkacyo oo sidoo kale noqon doono guddoomiyaha golaha iyo ku-xigaankiisa.
Dhowr musharrax ayaa horay u shaaciyay inay u tartamayaal xilka duqa degmada Gaalkayo.
Hoos ka akhriso magacyadda xildhibaannada cusub ee golaha deegaanka degmada Gaalkacyo:-
Golaha-Gaalkacyo-1Gollaha-2


No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...