Thursday, 11 August 2016

Dab ka kacay kaalin shidaal oo ku yaala Muqdisho


 
207
 
0
SHARE 
MUQDISHO (SONNA) Dab ayaa ka kacay kaalin Shidaal oo ku yaala meel u dhow  Warshada Tarakha iyo Sigaarka ee magaalada Muqdisho. sida SONNA ay u xaqiijiyeen dadka deegaanka.
Maamulka gobalka Banaadir ayaa haatan wada dadaalo lagu doonayo in lagu damiyo dabkaas.
faah faahin badan goor dhow la soco

No comments: