Thursday, 11 August 2016

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Burburiyay Ceelal dadka Shacabka ah Biyaha ka cabi jireen


 
80
 
0
SHARE 
KISMAAYO (SONNA) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa Burburiyay Ceelal dadka biyaha ay ka cabijireen oo ku yaala deegaano hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad gobaleedka Jubbaland.
Dadka deegaanka ayaa SONNA u sheegay in Al-Shabaab gabi ahaanba ay bur buriyeen Ceelashii ku yaalay deegaanada Yaaqbishaaro, Biroole iyo Haadweyne oo dhamaantood Kismaayo kaga began dhinaca Koofur galbeed Qiyaastii 30-KM.
Dadka deegaanka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka ayaa haatan bilaabay inay meel kaga soo wada jeestaan maleeshiyadaan Al-Shabaab.

No comments: