One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Saturday, 16 June 2012
Faahfaahin: Qarax Weyn Oo Goordhow Ka Dhacay Afgooye
Afgooye (RBC) War hadda naga soo gaaray degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax weyn uu goordhow ka dhacay dugsiga sare ee bartamaha Afgooye gaar ahaan baar ismaaciil.
Goobjooge ku sugan halka uu qaraxa ka dhacay oo diiday magaciisa in loo adeegsado war-baahinta ayaa u sheegay RBC Radio in qaraxa lala bartilmaameestay gaari ciimada Pooliska ay lahaayeen oo halkaas maraayay kuwaas oo soo gaaray khasaaro ballaaran oo an la ogeyn tiradooda inta uu la egyahay.
Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu ahaa miino nooca laga hago meelaha fog, waxana durba markii qaraxa uu dhacay laga maqlay rasaas xooggan oo ay furayaan ciidamo ka tirsan dowladda, kuwaasoo goobta soo gaaray.
Waxa hadda ku sugan goobta ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM kuwaas oo baaraya wax yaabaha sababay qaraxa goordhow ka dhacay degmada Afgooye oo 30 km galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Qaraxa ayaa xoogiisa in laga maqalay magaalada oo dhan, waana qarixii ugu weynaa ee ka dhaca Afgooye tan iyo markii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay qabsadeyn magaaladaas bishii la soo dhaafay.
Ma cadda inta uu la egyahay khasaaraha uu geestay qaraxa lala bartilmaameestay ciidamada, manna jiro cid saxaaafdda la hadlaym,wixii ku soo kordha markasta kala soco Raxanreeb.com
RBC Radio

Friday, 15 June 2012
Fake Tumaal Elder and President Sheikh Sharif Ahmed
We are writing this complain letter to bring to the attention of the Somali people and the international community that the President of Somalia HE Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has dismissed the traditional leader of the Tumaal tribe from the conference of the traditional leaders of Somalia. The sole reason behind this gross violation of the tribe’s right to be represented by their rightful leader is nothing other than to invent a fake stooge elder to bring in his own MP to rubber stamp the president re-election card.
The Tumaal Sultan Mr. Farah Ga’al Guled, took over the leadership soon after Sultan Ali…. Passed away in 2004 and has since been actively participating all functions of the Somali elders at National level. He had worked with President Ali Mahdi when he was chairman of the reconciliation process in 2004 and is registered with the Ministry of interior.
Sultan Farah Gacal Guleed was among the first elders housed by the government as there was no other person contesting his position. Last week, The Sultan was removed from his room by soldiers and thrown out on the street. When the community enquired about the mistreatment of the elder the Director General of the Ministry of interior Gen. Bashir Goppe informed us that the instruction of his removal from the list came from the President’s Office.
The President’s action which is negative intervention peels off whatever legitimacy left on Garowe Principles, Galka’yo Agreement and the Road Map. Somalia is a country that is coming out of protracted war and the above said agreements and principals were nationally agreed to serve as the guiding principles and the ground work to rebuild Somalia but it is most unfortunate to learn that the president is putting his re – election campaign before the interest of the nation.
We members of the Tumaal tribe condemn in the strongest way the uncalled for illegal intervention of the President in the internal affairs of the tribe. We appeal to the signatures of Road Map and the international community to intervene and stop our power hungry President HE Sheikh Sharif Sheikh Ahmed before things falls apart.
Somalia Tumaal Community
tumaalsiiqyalooshadey@yahoo.com June 14, 2012
Tuesday, 12 June 2012
Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya ee sanadkii 1965-kii oo Maanta Ku Geeriyooday Nairobi (Taariikhdiisa oo Kooban)
Nairobi (RBC) Allah ha u naxariistee Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo kamid ahaa gudoomiyeyaashii ugu horeeyay ee baarlamaankii Soomaaliya ee sanadihii 60 meeduyadii ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya.
Geerida Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen waxaa shabakada Raxanreeb u xaqiijiyey xubno ka mid ah eheladiisa oo sheegay in Sheekh Mukhtaar oo da ahaa uu mudooyinkan dambe xanuunsanayey. Wuxuuna ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi.
Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo mudanayaal ka tirsan baarlamaanka KMG Soomaaliya oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ayaa ka tacsiyeeyey geerida naxdinta leh ee Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen.
Taariikhda Sheekh Mukhtaar
Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen wuxuu siyaasada ku soo biiray xilligii gobanimadoonka Soomaaliya, wuxuuna ka mid noqday dhalinyaradii ku biirtay xisbigii SYL ee dhalinyarada Soomaaliyeed sanadkii 1940-kii. Sanadkii 1954 ayuu noqday madixii SYL ee gobolkii Jubbada Sare.
Wuxuu ku dhashay degmada Xudur ee gobolka Bakool sanadkii 1912-kii.
Wuxuu noqday gudoomiyihii baarlamaanka Soomaaliya sanadkii 1965 illaa 1969-kii.
Bishii Oktoobar sanadkii 1969-kii markii la dilay madaxweynihii hore ee dalka mudane C/rashiid Cali Sharma’arke Waxaa Sheekh Mukhtaar noqday madaxweyne kumeelgaar ah, wuxuuna hayey mudada u dhexeysay 15-kii Oktoobar illaa 21-kii Oktoobar 1969-kii.
Markii xukunka uu qabsaday Maxamed Siyaad Barre Sheekh Mukhtaar waxaa lagu soo rogay xabsi guri isaga iyo xubno ka mid ahaa madaxdii dawladii rayidka ahayd.
Mudaddii burburka
Sheekh Mukhtaar wuxuu si rasmi ah u sheegay inuu ka fariistay siyaasadda Soomaaliya sanadkii 1969-kii.
Markii dalka ay ka dheceen dagaalada sokeeye sanadkii 1990-kii Sheekh Mukhtaar wuxuu ku noolaa beertiisa uu ku lahaa degmada Afgooye.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Nairobi

Jubba Express Oo Laga Dhacay $ 29,000 (Faah-Faahin)
Muqdishio (RBC Radio) Maamulka Shirkada Xawaalada Jubba ayaa ka hadlay dhac shaley shirkada ay u geesteyn rag ku labisan dharka ciidamada dowladda.
Guddoomiyaha Shirkada Jubba Express Koonfurta Soomaaliya Cabdu- Qaadir Cali Siyaad Joolaal ayaa sheegay in rag ilaa afar ah ay soo galeyn shirkada 9-kii subaxnimo ee shaley, iyadoo xilligaas shaqo maalmeedkii ay socotay,
Wuxuu sheegay markii ay soo galeyn afarta qof oo watay seddax qori iyo bistoolad ay ilaaladii xarunta ku amreyn in hubka dhigaan, dabadeedna waxa ay soo aadeyn ayuu yiri shaqaalaha iyaga qoryo ayey ku qabteyn, waxana markii dambe ay aadayn qasnada ay ku jirtay lacagta.
Wuxuu sheegay in ilaa 29,000 oo dollarka Mareykanka in ay qaateyn.
Isagoo la hadlaayay BBC-da ayuu sheegay in qolyaha dhacay xawaalada Jubba ay wateyn gaari, mana u ekeen ayuu yiri kuwa cabsanaya oo sida ay rabeyn ayey u dhexmareyn shirkada oo dhan.
Mar la weydiiyay xawaaladaha iyo shirkadaha Muqdisho waa kuwa hubeesan, siddee ayey ugu suura gashay in lacag intaas oo dhan la idinka ka qaato? wuxuu yiri Joolaal ” Waa sax oo dhamaan waa lawada hubeesan yahay, laakin iyadoo sidaas ah ayaa maamulada meesha ka jira hubka kaa manuucaya , adigoo marka diyaarsaneyn ayaa waxa dhacaysa waxyaabahan kale, laakin waa cashar laga barto” ayuu yiri.
Wuxuu sheegay markii dhaca loo geestay xawaalada in durba ay la xiriireyn hey’addaha ammaanka iyo maamulka ka jira degmada Howlwadaag.
Wuxuu sheegay in hadda ka dib ay isku tashan doonaan oo aysan arrimo noocan oo kale ku dhici doonin sida uu hadalka u dhigay.
Ma aha markii ugu horeysay oo dhac loogeysto qaar kamid ah shirkadaha xawiladaha ee magalada Moqdisho.
RBC Radio
==================
Xafiiska Wararka Muqdisho

Marwada Ra’iisul Wasaare Gaas oo kulan xog wareysi ah la qaadatay Ururada Haweenka Soomaaliyeed.
Mogadisho, 12, June, 2012….. Marwada Ra’iisul Wasaaraha Hodon Saciid Ciise ayaa xalay kulan xog wareysi ah la qaadatay Ururada Haweenka Soomaaliyeed, Iyadoona kulanka la isku xog wareysanayay sidii haweenka ay door muhiim ah uga qaadan lahaayeen dadaalada xalka loogu raadinayo Arrimaha Soomaaliya.
“Ugu horeyn waxaan aad ugu faraxsanahay in aan caawa wada kulano, Inagoona ka wada tashaneyno Aayaheena iyo waliba doorka aan ku leenahay Siyaasadda Soomaaliya”.
Marwo Hodon Saciid Ciise ayaa aad u amaantay Ururada Haweenka Soomaaliyeed doorka ay ka qaateen hormarka dalka iyo dadaalada socdo, Iyadoona sheegtay in 30% ay ku leeyihiin xubna dowladda, taana ay tahay guul islamarkaana loo baahan yahay in haweenka Soomaaliyeed ay soo muujiyaan doorarka ay ka qaadan karaan xaaladaha Soomaaliya.
Waxaa warbixino laga dhageystay qaar ka mid ah haweenkii kulanka ka qeyb galay, Iyagoona sheegay in Xaalada Soomaaliya ay door muhiin ku leeyihiin maadaama ay dhibaatadii dalka ka dhacday inta badan soo gaaratay Haweenka.
“Burburkii dalka ka dhacay waxaa dhibaatooyin badan ka soo gaaray Haweenka, waxaa loo geystay tacdiyad ay ka mid yihiin, Dil, Kufsi iyo dambiyo kale”.
Sidoo kale Haweenka ayaa soo dhaweeyay Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee shirka ugu soconayo Magaalada Muqdisho,Inkastoo ay haweenka qaar sheegeen in Raggu aaney waxba u ogaleen haweenka balse kulanka looga hadlay sidii arrimahaasi wax looga qaban lahaa, Loona soo xuli doono 30% ay ku leeyihiin dowladda sida jaatarka ku cad ee 4.5.
Ugu dambeyntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka soo qeyb galay kulanka. Isagoona sheegay in haweenka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa door muhiim ah ka qaato dalka islamarkaana xoojiya dadaalada balse Marwada Ra’iisul Wasaaraha Hodon Saciid Ciise ayaa tilmaamtay iney haweenka la tashadaan Odoy Dhaqameedkooda ayna haweenka xilkooda la duudsiin karin maadaama 30% ay leeyihiin xilalalka dalka, Waxayna haweenka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay door muhiin ah ka qaataan dadaalada looga baxay KMG.
-----Dhamaad----
------------------------------------------------------------------------------
Deputy of Communication director Office of the PM.
Abdinor Abdikadir Mohamed (Daacad).
Tell: +252 615 244689
+252 699 070907
Photos
- IMG_0171.JPG
- IMG_0158.JPG
- IMG_0170.JPG
- IMG_0175.JPG
- IMG_0172.JPG
- IMG_0174.JPG
- IMG_0201.JPG
Subscribe to:
Posts (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Thousands of Somalis have fled the drought and the fighting Continue reading the main story ...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...