Monday 6 December 2010

Soomaaliland Oo Kasoo Horjeesatay Ciidamo Ajnabi Ah Oo Yimid Puntland

Hargeysa (RBC Radio):- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta maamulka Soomaaliland ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtey xafiiskiisa magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland waxaa uu uga soo horjeestay ciidamo shisheeye ah oo yimid deegaanada Puntland.
Wasiirka Warfaafinta maamulka Soomaaliland Mudane Cabdullaahi Jaamac Cismaan ayaa sheegay in maamulkiisu aad uga walaacsan yahay imaatinka ciidamo ajnabi ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ay yimaadeen mandiqada Puntland.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...