Saturday 4 December 2010

Xukuumada Farmaajo oo Miiska soo Saartay Miisaaniyad ku Dhow $100-Milyan (Warbixin)

Wasiirka Maaliyada, X. Xalane (RBC Radio)
Muqdisho (RBC) Wasaarada maaliyada xukuumada federaalka KMG ayaa soo bandhigtay qorshe miisaaniyad cusub taasoo ay ku dhaqmi doonto dowlada sanadka cusub.
Miisaanuyad oo Khamiistii la horgeeyey golaha wasiirada ayaa la rajeynayaa in toddobaadkan la hordhigo barlamanka sii uu u ansixiyo, sida RBC u sheegeen saraakiil ka tirsan wasaarada maaliyada.
Xuseen Cabi Xalane oo  ah wasiirka cuisub ee maaliyada oo faahfaahin ka bixiyey miisaanyada cusub ayaa sheegay in miisaaniyadu ka kooban in ku dhow 100 milyan oo doolar oo la doonayo in dowladu ku dhaqanto sanadka cusub marka barlamanku ogolaado.
Wasiirka ayaa sheegay in miisaaniyada loo qeybiyey labo qeybood oo kala ah dakhliga gudaha iyo midka dibada uga yimaada dowlada, kaasoo u kala qeybsan sidan;-
Dakhliga gudaha:                             $29,908,900.
Dakhliga dibbada ka yimaada:   $68,660,000.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...