Monday, 21 February 2011

Maamulka Soomaaliland Oo Ka Hadley Dagaalada Kalshaale & Eedeyn Uga Timid Madaxweynaha Puntland

Hargeysa (RBC Radio):- Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadley dagaal maalintii shalay ka dhacay deegaanada Kalshaale iyo Hagoogane ee gobolka Ceyn iyo eedeymo Madaxweynaha Puntland uu u jeediyay maamulka Soomaaliland.

Wasiirka Warfaafinta maamulka Soomaaliland Mudane Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegay in dagaalka ka jira deegaanka Kalshaale uu yahay mid lagu soo qaadey maamulka Soomaaliland, dagaalkaasi oo eediisa uu dusha u saarey Ururka SSC ee ka dagaalama gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn.
Xaabsade ayaa beeniyay in ay xasuuqeen shacab degan gobolka Ceyn, hase ahaatee waxaa uu sheegay dadka ay la dagaalamayeen in ay yihiin ciidamada Ururka SSC ayna u adeegsadeen hubka noocyadiisa culus sida laga soo xigtay Wasiirka WarfaafintaSii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...