Tuesday 26 July 2011

Boqolaa ciidamo mujaahidiin ah oo soo gaaray magaalada Muqdisho. (WARBIXIN)


somalimemo.netWaxaa nagu soo fool leh Bil barakeysan ee Ramadaan oo ah bilaha ugu kheyrka badan sanadka oo idil waa bisha ay dhacaan dagaalada Jihaadiga ah ee dhex mara gaalada iyo muslimiinta .

Dalka Soomaaliya waxa uu kamid yahay dhululka ay ka socdaan Jihaadka caalamiga ah waxaana ka furan aagag dagaal, wilaayaatka Gedo, Jubooyinka, Hiiraan iyo wilaayada Banaadir ayaa ka mid ah meelaha ay isku hor fadhiyaan geesiyaasha towxiidka iyo cadawga alle.


Taliska Meleteriga Mujaahidiinta Soomaaliya waxa uu wadaa diyaar garoow balaaran oo xamlo loogu qaadayo gaalada Afrikaanta ee degmooyinka fara kutirska ka joogo magaalada Muqdisho.
Sanad kahor ayey aheyd markii ay Mujaahidiintu ku dhawaaqeen xamlada ''Nihaayatul Muctadiin'' oo noqotay xamlo  ay ku halaag sameen gaalo iyo murtadiin badan ilaah fadligiisna ay mujaahidiintu ku qabsadeen dhul balaaran oo ay maamuli jireen kooxda Ridada Soomaaliya.

Waxaa cabsi xoogan iyo qal qalba soo wajahay kufaarta iyo murtadiinta maadaama si weyn loo hadal haayo dagaalada ay mujaahidiintu ku qaadi rabaan fariisimaha cadawga ,caruurta ayaaba hadal haya oo leh ''Soonkii ayaa soo dhow Alshabaab dagaal ayey soo qaadayaan dagaalka beder ayaa dhici raba''.

Diyaargarowga mujaahidiinta ayaa durbaba waxaa laga dareemay difaacyada  dagaalka degmooyinka hodan, H/wadaag, Boondheer iyo Wardhiigleey, Boqolaal  mujaahidiin ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo hubka kala gedisan oo kasoo baxay xeryaha lagu tababaro mujaahidiinta ayaa kusoo qulqulaya Muqdisho iyagoo sitoos ah ugu biiraya walaaladooda Ribaadka kula jira kufaarta hor kaceysa xamlada Saliibiga ah.

Sikastaba ha ahatee waxaa laga wardhowrayaa inay mujaahidiintu ku dhawaaqaan xamlo la mid ah Xamladii Nihaayatul Muctadiin oo weli ka dhawaaqeysa dhegaha Gaalada, Murtadiinta iyo Murjifiintaba.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...