Tuesday 16 August 2011

Maxaabiis cadawga looga qabtay dagaalkii maanta iyo Sheekh Cali Dheere oo goodis diray (Filo Sawirada).


somalimemo.netCiidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo gacanta ku dhigay mid ka mid ah maleeshiyada DKMG ah ee ka hoos shaqeysa saliibiyiinta Somaliya kusoo duushay.

Kadib dagaallo saacado qaatay oo ay lagaleen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa laso qabtay maxaabiis halka kuwa kale ay ku dhinteen dagaalkii maanta.


Magaciisa wuxuu ku sheegay Calas Ibraahim oo 32 jir ah Wuxuu ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee ilaaliya ninka lagu magacaabo Gacma-duulle.

http://somalimemo.net/i
Waxaa lagu qabtay dagaalkii maanta ka dhacay nawaaxiga Isgooyska Fagax ee magaalada Muqdisho, isagoo dhaawac fudud ah waxaana hadda gacantaku haya ciidamada mujaahidiinta alshabaab.


Ninka Maxbuuska ah waxaa lagusoo bandhigay Warshada Baastada ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo uu shir Jaraa'id ku qabtay Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali dhere.


Waxaa Safaaxada halkaas kula hadlay Sh.Cali Dheere oo sheeay in isbadalka farsamada dagaalka Muqdisho uu ku socdo qaab guul ah.Dagaalkii maanta ayaa ahaa mid khasaara xoogan u geystay AMISOM iyo xulufadeeda oo meydad badan uga cararay Fagax iyo Lafweyn.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...