Sunday 4 September 2011

Gabadhiisa iyo Xaaskiisa ayaa lagu Hor kufsaday,Gargaarkii ayaa isku bedelay Gabood fal (Dhageysi+Sawirro).


somalimemo.netQaar katirsan Odayaasha Kumanaanka Barakacayaasha ah ayaa usoo qeyllo dhaansaday wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool waxaana lagu guuleystay in dib loogusoo celiyo wilaayada Bay, qaar katirsan Ehelada oo lahadlay warbaahinta Andalus ayaa ka sheekeeyay falal xanuun badan oo ay kula kaceen cadawga sida gabdhahooda oo dharaar cad lagu hor kufsaday.


Mid kamida Odayaasha oo hadlayay wuxuu sheegay in Gabadhiisa iyo xaaskii uu qabay inta laga watay hortiisa lagu fuulay!!! arrinkaasi oo Uur ku taallo ku reebay dadkii Barakacayaasha ahaa ee markii hore beenta loo sheegay.

Shacabkan Masaakiinta ah ee lagu xadgudbay markii horana beenta loo sheegay ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay in ay gacma hoorsadaan hay'adaha shisheeye ayna maciin ka dhigtaan maleeshiyaadka Soomaalida ee AMISOM ama Itoobiya la shaqeeya.

Mas'uuliyiinta Bay iyo Bakool ayaa iyana balan qaaday in ay gargaarayaan shacabka dhibaateysan iyadoona isla shalay guddiga gurmadka abaaraha Bay iyo Bakool uu gargaar u qeybiyay.

Waa Fashilkii 2-aad ee ku yimaad gargaarka ay Q.Midoobe sheegto in ay u sameynayso shacabka dhibaateysan,xerada Badbaado ee magaalada Muqdisho waxaa kajira dhac,kufsi iyo jirdil loo geysto barakacayaasha.

Halkaan ka dhagayso Dadka Muslimiinta ladhibaateeyay oo Hadlaya
Xuquuqda Codka waxaa leh Radio Andalus.
Sawir qaade Nuur Abuu Sheyba Baydhabo


somalimemo.net

somalimemo.net
somalimemo.net
somalimemo.net

somalimemo.net

somalimemo.net

1 comment:

Anonymous said...

Why uѕеrѕ stіll use to reaԁ newѕ
ρapers whеn in thіs technologiсal world all is avaіlable on web?



my sitе - payday loans

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...