Saturday 3 September 2011

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo Daahir Maxamuud Muuse: Ciidamada Puntland beesha Leelkase ayey dagaal ku qaadey (Daawo)


Share
Ku xigeenka Duqa Gaalkacyo Daahir Maxamuud Muuse
Waxaa fashil aad u weyn ku yimid bentii ay xukuumada madaxwene Faroole ay ku beerlaxawsaneysay shacabweynaha Puntland.
Madaxweyne Faroole ayaa waxa uu shacabka afka soomaaliga ku hadla u sheegay in Xaafada Garsoor ay ku sugan yihiin dad xagjiriin ah oo nabada dalka wax u dhimaya balse taas waxaa beeniyey oo wax kama jiraan ku tilmaamay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaliyed gaar ahaan shacabka Puntland iyo siyaasiyiintooda.
Shaqsiyaadka ku beenshay Madaxweyne Faroole ayaa waxaa kamid ahaa qeybaha kala duwan ee shacabka Puntland gaar ahaan madaxda sare sare degmada Gaalkacyo Gudoomiye Ku xigeenka Duqa Gaalkacyo Daahir Maxamuud Muuse ayaa sheegay “in baroorta orgiga ka weyn” oo aysan aheyn sida uu Faroole hadalka u dhigayo balse ay tahay in mid kamid ah beelihii Puntland wax ka aasaasatay lagu sooo duulay halkaasna uu qasaaro naf iyo maalba ahay u geysteen Ciidamada sida gaarka uga amar qaata Faroole.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...