.
Last Updated on Saturday, 05 November 2011 20:32 Written by Administrator Saturday, 05 November 2011 18:42
Wilaayada Islaamiga Banaadir ayaa shacabka Muslimka Soomaaliyeed ugu hambalyaysay munaasabadda Ciidul Adxaa ee caawa usoo gashay muslimiinta.
Sheekh Maxamed Abuu Cabdi Raxmaan waaliga Banaadir oo caawa jeediyay kalimad ku aadan munaasabadda Cidda ayaa sheegay in sanadkan ay shacabka Muslimiinta Soomaaliyeed ku ciidayaan iyagoo iska caabinaya duulaan saliibi ah oo wadamada gaalada duunka uga yimid.
Waaliga Banaadir ayaa reja ka muujiyay in mujaahidiinta ay markale dib u qabsan doonaan degmooyinka magaalada Muqdisho kadib qorshihii dagaalka ee waxlaga bedelay.
"Waxaan rejeynaynaa in ciidan ciideeda kale aan ku tukano madaxtooyada gaalada iyo Murtadiintana aan iska saarno" ayuu yiri Abuu Cabdi Raxmaan.
Wilaayada Islaamiga Banaadir ayaa shacabka Muslimiinta ee ku dhaqan wilaayada kula dardaarantay in aanay ka caajisin dagaalka jihaadka ee lagula jiro cadawga Alle.

No comments:
Post a Comment