Friday 18 November 2011

DEG DEG: Masuul Ka Tirsan Hay’ada NRC oo Goordhow Lagu Dilay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo


Share
Muqdisho (RBC Radio) Masuulkaan la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray  Axmed Jaamaca  Maxamed waxaana la sheegay in uu ka tirsanaa hay’ada Hay’ad lagu magacaabo NRC xafiix ay ku leedahay magaalada Gaalkacyo.
Dilka ayaa wuxuu ka dhacay ka dib markii laga soo baxay salaadii Maqrib waxaana la sheegay in ay kageesteen kooxo hubaysan oo aanan heebtooda la garan.
Dilka ayaa wuxuu ka dhacay meel ku dhow masaajidka Dul Qarnayn oo kuyaala xaafada Israc ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo.
Waxaa la sheegayaa in ciidamada Amaanka ay howlgalo sameeyeen Dilka ka dib iyadoona ilaa iyo iminka aysan jirinj wax ay ku soo qabteen ciidamada amaanka howlgalka ay sameeyeen.
RBC Radio kala soco wixii ku soo kordhaa

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...