Wararka nagasoo gaaraya deegaanka Guriceel ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya oo gaadiidka dagaalka wata ay difaacyo ka qoteen wadada Guriceel kasoo gasha dhanka Ceelbuur iyo wadada katimaad dhanka Dhuusamareeb.
Mid kamida dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay kulan qasab ah dhax dhigeen Odayaasha Beesha Ceyr iyo saraakiil Mushrikiinta katirsan oo bilihii lasoo dhaafay is khilaafsan.
Ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Itoobiyaanku ay ka walaacsanyihiin in Heshiiskii dhawaan dhaxmaray Shabaabul Mujaahidiin iyo Beesha Ceyr uu soo dedejiyo in Mushrikiinta Guricel iyo Dhuusamareeb laga saaro.
No comments:
Post a Comment