Saturday 10 December 2011

Qarax lagu halaagsamay oo Jubbada Hoose kadhacay.


Written by Administrator on .
somalimemo.netQarax ayaa goordhaw lala eegtay kolonyo katirsan maleeshiyaadka Soomaalida ee raacsan dowladda Kirishtanka Kenya.

Sarkaal katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa SomaliMeMo u xaqiijiyay in ciidanka mujaahidiinta ay qarxiyeen gaari dagaal oo ku socdaalayay wadada isku xirta Taabto iyo Dhoobley.

Warar hordhac ah waxay sheegayaan in uu burburiyay gaariga Miinadu lakacday, gebi ahaanba waxaa dhintay 5 Askari oo lasocotay gaariga iyo Ninkii darawalka ka ahaa gaariga.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee wadda galka ah ayaa la sheegay in ay soo gaareen goobta ayna qaniimeysteen wixii hub iyo dukumiintiyo ah oo saarnaa gaariga.
SomaliMeMo kala soco wixii soo kordha.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...