Taleex (RBC Radio) Dagmada Taariqiga ah ee taleex waxa ay ka tirsantahay Gobalka Sool waxa ay ka midtahay magaaloyinka ugu taarikhda badan Qaarada Africk waxayna Caan ku tahay ama lagu yaqaanaa halganka daraawishat oo uu hogaamiye u ahaa Sayid Maxamed Cabdule Xasan oo isagu ka midha ragii jeclaa in Soomaali ay noqoto mid ka madax banana gumaysiga wadamada reer galbeedka.
Waxaa hada ka muuqda sida aad sawirada ku aragtaan bur bur xoogan xaruntii ugu weyneed ee daraawishta oo ay u geysteen diyaaradaha wadanka Engariiska oo markaasi dagaal xogan uu u dhexeeyay Daraawishta oo uu hogaminayey Sayid Maxamed Cabdule Xasan.
Taleex ayaa waxa ay noqotay Magaaladii ugu horeysay ee lagu duqeeyo Diyaarado waxan ay tahay sababtna kentay in ay bur buraan dhismihii xoganaa ee lagu dhisay Caanaha Geela mana jirto waxa dayactir ah oo lagu sameeyay dhismahan ay ku soo hoyan jireen Daraawishtii.
Markan ka soo laabano taarikhdii kobneed ee dhismaha daraawiishta waxa jirta in magaalada Taleex ay la cir cirayso dad aad u tira badan oo ka kala imaanay dhamaan degamada SSC iyo qurba jogta waxayna u imaanayaan in ay taageeran shirweynaha khaatumo2 ee loga tashanayo danaha umada reer SSC.
Shirkan khaatumo2 ayaa waxa uu yahay mid ay ka soo qeyb galeen kumanaan dadweyna ah iyo siyaasiyiin caan ah waxan shacabka magaalada taleex ay waxa warbaahinta Raxanreeb uga war bixiyeen sida shirka khaatumo2 ay ugu diyaar garoowen iyo waxa ay ka filayaan.
Shirka khaatumo2 iyo warbixino ku saabsan oo xiiso badan fadlan kala soco warbaahinta Raxanreeb.com
Mahad Cabdi Cali
Raxanreeb.Taleex
Nakal143@gmail.com

No comments:
Post a Comment