Muqdisho(RBC
Radio) Qaraxan maanta ka dhacay inta u dhaxaysa garoonka diyaaradaha
magaalada Muqdisho iyo KM4 ayaa waxaa ku geeriyooday inta la xaqiijiyey 5
ruux oo rayid ah halka ay ku dhaawacmeen dad kale oo aad u fara
badan,qaraxa ayaa waxaa lala eegtay Kolonyo ka tirsan gaadiidka Qafilan
ee ciidamada AMISOM.
Qaraxa ayaa geystay waxyeelo fara badan oo gaartay dad shacab ah oo
ku ganacsanayey wadada hareeraheeda,dukaamo dhowr ah ayaa ku burburay
qaraxaas, AMISOM ayaa sheegtay in 2 askari ay kaga dhaawacmeen qaraxa
lala beegsaday gaadiidkooda.
Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkan dhiigga badani ku
daatay,waxayna ku sheegeen warar ay ku faafiyeen bogagooda Internet-ka
iney weerarkaas ku dileen Saraakiil Maraykank ah iyo ciidamo ka tirsan
hawlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika sida ay sheegteen.dhibaatada
ugu badan ee ka dhalatay qaraxa ayaa gaartay dadka shacabka ah ee aan
waxba galabsan.
RBC Radio
Muqdisho
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
No comments:
Post a Comment