Xaad oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Dawladda Federaahlka uguna baaqay Xildhibaanada Hawiye inay Dawlada isaga baxaan 2014-06-24 00:57:0720Gudoomiyaha Beesha Hawiye Nabadoon Xaad ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Dawladda federaalka,isagoo ugu baaqay Xildhibaanada iyo Wasiiradda Beesha Hawiye inay isaga baxaan Xukuumadda uu Madaxweynaha u yahay Madaxweyne Xasan Culusoow.Nabadoon Xaad ayaa ugu baaqay Beesha inay isugu timaado Shir afgooye ka dhacaya oo looga soo horjeedo Gobolka Shabeelada-Hoose in la raaciyo 2-da Gobol ee Bay iyo Bakool,iyadoo si rasmi ah shalay Dawladda Federaalka u aqoonsatay Maamulkii 3-da Gobol.Qeyladda iyo Cabaadka ka soo yeeray Nabadoon Xaad ayaa ku soo aaday xili ay Dabaashaad ku jiraan Beesha Biimaal oo si rasmi ah loogu ogolaaday inay ku biiraan Maamulka 3-da Gobol,iyadoo ay soo af-jarantay ruwaayadii beenta aheyd ee Nabadoon Xaad iyo Nabadoon Axmed-Diiriye ay wateen ee la magac-baxday Shabeele-State.Waxaa xusid mudan Muqdisho inaysan rajjo laheyn inta Xaad iyo Axmed-Diiriye iyo Dadka ku fikirka ah ay Maalin-walba Dagaal iyo duulaan in lagu qaado Gobolka Sh/Hoose ka shaqeynaya iyagoo horey u baneeyay inay banaan-tahay Dhiiga Beesha Biimaal wacadna ay ku mareen inay ka xoreynayaan Gobolka Sh/Hoose,inkastoo hadda Reer Sh/Hoose ay faraxsan-yihiin marba hadii 3-da Gobol ee Bay,Bakool iyo Sh/Hoose la isku daray lana ogolaaday inay noqdaan Maamul Goboleed la mid ah Puntland iyo Jubbaland la Caabudo Wiil 13-Jir ah oo Seynta Daanyeerka Dhabarka uga soo baxay:Qalinkii:La Yaabka Sh-MediaDaawo:Su*aalo-adag oo M/weyne Xasan Culusoow la weydiiyay iyo Jawaabihii uu isku Difaacay)Shirkii Maalgashiga Soomaliya ee Sweden Stockhlom ka socday oo la soo gaba-gabeeyay (Sawirro)by TaboolaSponsored ContentFrom
No comments:
Post a Comment