Muqdisho (RBC) Ilo xog ogaal ah oo aad ugu dhow hogaamiyaha ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa shaaca ka qaaday in Sheekh Xasan uu baadi goobayo wadan uu ka helo deganaansho siyaasadeed si uu uga dhoofo magaalada Muqdisho oo uu hadda ku sugan yahay. Sarkaalkaasi oo naga codsaday inaan la magacaabin amaankiisa darteed ayaa intaa ku daray in Sheekh Xasan uu waday illaa labo usbuuc wada tashiyo hoose oo madaxda ururkiisu uu kula lahaa magaalada Muqdisho kuwaasi oo diirada lagu saaray culeyska siyaasadeed iyo midka militari ee isa soo taraya ee soo wajahay Xisbiga iyo siyaasada Sheekh Aweys.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Monday, 21 June 2010
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Baadi Goobaya Wadan uu Ku Noolaado (Xog Hoose)
Muqdisho (RBC) Ilo xog ogaal ah oo aad ugu dhow hogaamiyaha ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa shaaca ka qaaday in Sheekh Xasan uu baadi goobayo wadan uu ka helo deganaansho siyaasadeed si uu uga dhoofo magaalada Muqdisho oo uu hadda ku sugan yahay. Sarkaalkaasi oo naga codsaday inaan la magacaabin amaankiisa darteed ayaa intaa ku daray in Sheekh Xasan uu waday illaa labo usbuuc wada tashiyo hoose oo madaxda ururkiisu uu kula lahaa magaalada Muqdisho kuwaasi oo diirada lagu saaray culeyska siyaasadeed iyo midka militari ee isa soo taraya ee soo wajahay Xisbiga iyo siyaasada Sheekh Aweys.Sii Akhri
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Thousands of Somalis have fled the drought and the fighting Continue reading the main story ...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
No comments:
Post a Comment