Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo dhawaan la hadlayey Ciidamada Booliska mar ay xusayeen Sannad Guurada 67 aad ee Aas-aaska Cidamada Booliska ayaa u soo jeediyey qaybaha kala duwan ee Ciidamada in ay joojiyaan Cunista Qaadka ka dib markii uu ku tilmaamey Mid Dib u dhaca u keeney Ciidamada islamarkaan wuxuu sheegey in uu qayb ka yahay Burburka Qoysasaka soomaaliyeed maadaama maalin weliba lagu bixiyo Dhaqaale fara badan hase yeeshee hadalka Madaxweyne Shiikh Shariif waxaa ka soo horjeestey Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda FKMG oo lagu magacaabo Col Maxamed Nuur Qalow oo sheegey haddii Ciidamda Dowladda aysan Cuni lahayn qaadka mar hore la qabsan lahaa Xarunta Madaxtooyada iyo goobo Fara badan oo ay ku sugan yihiin Ciidamad Dowladda.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Friday, 24 December 2010
Sarkaal ka Tirsan Ciidamada DFKMG oo si weyn uga soo horjeestey Hadalki Shiikh Shariif ee ahaa in Ciidamada Dowlada Joojiyaan Cunista Qaadka
Col Maxamed Nuur “Hadii aanan Cuni lahayn Qaad mar hore ayaa la qabsan lahaa Xarunta Madaxtooyada” – Qaadka ayaa Madaxweyne ka ah Dalka Soomaaliya —-

Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo dhawaan la hadlayey Ciidamada Booliska mar ay xusayeen Sannad Guurada 67 aad ee Aas-aaska Cidamada Booliska ayaa u soo jeediyey qaybaha kala duwan ee Ciidamada in ay joojiyaan Cunista Qaadka ka dib markii uu ku tilmaamey Mid Dib u dhaca u keeney Ciidamada islamarkaan wuxuu sheegey in uu qayb ka yahay Burburka Qoysasaka soomaaliyeed maadaama maalin weliba lagu bixiyo Dhaqaale fara badan hase yeeshee hadalka Madaxweyne Shiikh Shariif waxaa ka soo horjeestey Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda FKMG oo lagu magacaabo Col Maxamed Nuur Qalow oo sheegey haddii Ciidamda Dowladda aysan Cuni lahayn qaadka mar hore la qabsan lahaa Xarunta Madaxtooyada iyo goobo Fara badan oo ay ku sugan yihiin Ciidamad Dowladda.Sii Akhri
Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo dhawaan la hadlayey Ciidamada Booliska mar ay xusayeen Sannad Guurada 67 aad ee Aas-aaska Cidamada Booliska ayaa u soo jeediyey qaybaha kala duwan ee Ciidamada in ay joojiyaan Cunista Qaadka ka dib markii uu ku tilmaamey Mid Dib u dhaca u keeney Ciidamada islamarkaan wuxuu sheegey in uu qayb ka yahay Burburka Qoysasaka soomaaliyeed maadaama maalin weliba lagu bixiyo Dhaqaale fara badan hase yeeshee hadalka Madaxweyne Shiikh Shariif waxaa ka soo horjeestey Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda FKMG oo lagu magacaabo Col Maxamed Nuur Qalow oo sheegey haddii Ciidamda Dowladda aysan Cuni lahayn qaadka mar hore la qabsan lahaa Xarunta Madaxtooyada iyo goobo Fara badan oo ay ku sugan yihiin Ciidamad Dowladda.Sii Akhri
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Thousands of Somalis have fled the drought and the fighting Continue reading the main story ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment