Last Updated on Monday, 23 May 2011 14:26 Written by Administrator Monday, 23 May 2011 13:14
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa shir jiraa'id ku qabtay aagaga dagaalka wuxuuna ka hadlay arrimo badan oo ka taagan dalka Soomaaliya gaar ahaan dagaalka ay gaaladu kusoo qaateen dhulalka Islaamka.
Col. AWeys ayaa baaq u jeediyay bulshada qeybaheeda kala gedisan wuxuuna ugu baaqay in Naf iyo maal ay u huraan difaaca diinta iyo dalka.
No comments:
Post a Comment