Wednesday 21 September 2011

Ilo wareedyo: Dhegobadan wuxuu la ildaranyahay Cudurka Dhimirka.


amiirnuur.comShabakadda islaamiga ah ee Amiir Nuur Media ayaa tafaasiil dheeraad ah ka heshay warar sheegaya in Cabdi Kariin Dhego badan oo ku magacownaa Abaanduulaha Maleeshiyaadka Melliteriga Dowladda KMG-ka uu la ildaranyahay Cudurka Dhimirka.


Ilo wareedyo lagu  kalsoonaan karo oo Shabakadda Amiir Nuur Media ay soo xiganeyso ayaa ku warramaya in Cabdikariin Dhego badan uu hadda ku dhowyahay Xaalad Waali ah, isagoona ku jira mid ka mid ah Isbitaallada Ciidamada Shisheeyaha ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho.

Muddo labo todobaad ka hor ayaa Dhego badan waxaa loo qaaday Isbitaal ku yaalla dalka Ugandha, si looga soo daaweeyo Cudurkan dhimirka ka haleelay, balse dhaqaatiirta ayaa Xaaladiisa Caafimaad kaquustay, iyadoona wixii markaasi ka dambeeyay lagu soo celiyay magaalada Muqdisho.

Dowladda KMG-ka ayaa si aad ah u qarineysa inuu soo shaac baxo warkan la xariira inuu waashay  Abaanduulihii guud ee Maleeshiyaadkooda, dad qaraabo la ah Dhego badan ayaa ku warramaya in xittaa eheladiisa loo diiday inay kusoo booqdaan Isbitaalka hadda lagu xanaaneynayo oo ku yaalla gudaha Xerada Xalane.

Warbaahinta Islaamiga ah ayaa horey  Warbixino uga qortay Cudurka waalida ah ee ku dhacay General Dhego badan. Bartamihii Bishii May ee horraantii sanadkani ayay aheyd markii Guutada Madaafiicda ee Ciidamada Mujaahdiiinta ay duqeyn culus ku garaaceen goob ay ku kulansanaayeen Saraakiisha ugu sarreysa Maleeshiyaadka Dowladda KMG-ka oo uu ka mid ahaa Dhego badan.

Duqeynta ayaa sababtay geerida ku dhawaad Shan ka mid ah Saraakiishii goobtaasi shirka ku lahaa iyo Maleeshiyaadkii ay wateen, dhego badan iyo koox oo kale ayaa duqeyntaasi ku dhaawacmay.

In Dhego badan uu waashay ama ugu yaraan uu  Khafiifay waxaa cadeynaya wareysi qosol badan oo maalintii duqeyntaasi lala beegsaday uu siiyay Warbaahinta. Isagoo shoogsan ayuu qosol dheer jabsaday kadib markii la weydiiyay inuu ku waxyeeloobay duqeyntii lagu garaacay goobtii ay ku Shirsanayeen.

Si kastaba xaalku ha ahaadee maalmaha soo socda ayaan waxaa soo gudbi doonaa macluumaad faah faahsan oo ku saabsan Xaaladda uu hadda ku suganyahay General Dhego badan.
Amiir Nuur Media

12 comments:

Anonymous said...

ativan online ativan withdrawal brain zaps - lorazepam 1mg nhs

Anonymous said...

generic valium buy valium america - type medication valium

Anonymous said...

where to buy ambien online ambien side effects sleep driving - ambien side effects long term use

Anonymous said...

buy ativan ativan visual side effects - possible side effects ativan

Anonymous said...

discount xanax generic xanax stamped g3721 - generic xanax street value

Anonymous said...

xanax antidepressant places to order xanax - xanax pills pink

Anonymous said...

ativan online can ativan withdrawal cause seizures - ativan shelf life

Anonymous said...

soma online soma what classification of drug - buy soma overnight

Anonymous said...

buy valium online price generic valium - valium information

Anonymous said...

purchase soma soma medication buy online - soma medication online

Anonymous said...

valium online pharmacy best online pharmacy valium - valium effects and dosage

Anonymous said...

ambien online without rx ambien generic imprints - ambien side effects eyes

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...