Written by AdministratorTuesday, 01 November 2011 19:06
Cutunyo katirsan ciidamada Xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa hadda dagaal uga jira dhismaha Warshaddii Efeeko iyo jid caddaha Al Huddaa oo dhamaantood hareeraha kaga yaal wadada Warshadaha.
Hugunka Rasaasta iyo madaafiic ayaa laga maqlayaa aagga dagaalka, saraakiil katirsan shabaabul Mujaahidiin ayaa soo sheegay in dagaalku uu yahay mid culus wixii natiija ah ee kasoo baxana ay saxaafadda soo gaarsiin doonaan insha'allaah.
No comments:
Post a Comment