Haddaba, Maxaad kala socotaa heshiiskii deegaanka Gobolka Mudug ee 1993-dii dhex maray hogaamiyayaasha SSDF, SNDU iyo SNF, ?
Muxuu dhigayey heshiiskaasi? Sidee u qornaa? Yaa heshiiskaas bud-dhigayaal u ahaa? Sidii lagu heshiiyey ma u fuleen qodobadii la wada saxiixay?
Haddii aysan fulin arrimihii lagu wada heshiiyey dhinacee dheeligu ka yimid, mase ahaa heshiiskaasi mid dhameystiran oo salka si adag loogu dhigay?
Heshiiskaasi waxaa uu ka koobnaa 15 qodob, Waxaa saxiixay 75 Ergooyin oo ka socday Ururadii SSDF, SNDU iyo SNA/USC, Waxaa sidoo kale waxaa saxiixay Hoggaamiyayaashii Saddexadaas Jabhadood
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment