| Written by Administrator |
| Sunday, 30 June 2013 09:32 |
Kadib markii saaka soo baxeen warar sheegaya in 2-dii Gaari ee Tiknikadda ahaa ee Ciidamadda Kenya isku-dhiibay,ayaa baaritaan kadib Maamulka Jubbaland oo Garoonka tagay si ay su'aalo u weydiiyaan Ciidamadan saaran 2-da Gaari,ay u xaqiijiyeen in Bare-Hiiraale iyo Sheekh C/Raxmaan Fiiloow oo Alshabaabka ka tirsan,ciidamadiisa ay ka bar-bar-dagaalamayeen maalmahan kuwa Bare inay u baxsadeen dhanka Goobweyn,Bare-Hiiraale ayaa hadda la xaqiijiyay inuu isu dhiibay Shabaabka-Goobweyn,waxaana la filayaa maalmahan in la keeno Magaaladda Baraawe oo xarun u ah Ururka Alshabaab.Shacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Sunday, 30 June 2013
Bare Oo Shabaabka Goob-Weyn Isku Dhiibay Iyo Warkii Sheegayey Inuu AMISOM Isku Dhiibay Oo Beenoobay
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Thousands of Somalis have fled the drought and the fighting Continue reading the main story ...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
No comments:
Post a Comment