Garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa kusoo dhaweeyey Duqa degmada Boosaaso Eng Yaasiin Mire Maxamuud,Siyaasiyiin,Issimo, ganacsato,dhalinyaro,haween iyo marti sharaf kale.
Gen Cismaan Maxamed Samatar(Fatiig) oo ka soo socdaalay dalka Ingiriiska ayaa lagu wadaa in mudada uu joogo magaalada Boosaaso kulamo la qaato qeybaha kala duwan ee bulshada Boosaaso.
Jeneraalka ayaa kamid ahaa sidoo kale aasaasayaasha Puntland ,isagoona si weyn uga qeybqaatay nabadda iyo horumarka shacabka reer Puntland.
Hoos ka daawo Sawirada qaabka loo soo dhaweeyey
RBC Radio
Boosaaso
Boosaaso
No comments:
Post a Comment