One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Saturday, 3 April 2010
Gefefkii diblomaasiyadeed ee ka dhashay booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya ee Guriga Downing Street
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa toddobaadkii la soo dhaafay socdaal rasmi ah ku yimid magaalada London ee dalkan Ingiriiska. Booqashada Madaxweynaha ayaa, marka laga eego diplomatic category, waxay ahayd mid salaan ah (courtesy visit). Is-aragga noocan ah ayaa aalaaba wuxuu yahay mid kooban. Ujeeddada socdaalka Madaxweynaha ayaa wuxuu ku saleysnaa in Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska Gordon Brown iyo xisbigiisa Labour-ku ay ku muujiyaan inay diyaar u yihiin inay gacan ka geystaan sidii ay wax ula qaban lahaayeen dowladda Soomaaliya.Sii akhri
Madaxweyne Shariif oo Ku Mashquulsan Xalinta Khilaaf u Dhexeeya Masuuliyiin Ka Wada Tirsan Dowlada
Shariif Sheekh Axmed oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in uu xaliyo khilaaf weyn oo u dhexeeya maamulka gobalka Banaadir iyo mid kamida Beelaha dega magaalada Muqdisho.Sii Akhri
Al Shabaab oo soo Gababaysay Qabuura Burburintii ay Muqdisho Ka Waday
Shir Jaraa’id oo uu maanta magaalada Muqdisho ku qabtay sheekh Saacid Karataay madaxa Al Shabaab u qaabilsan ladagaalanka qabuuraha kor loo dhisay ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyeen wejigii 1-aad ee ladaaalanka qabuuraha suufida. Sii Akhri
Garab katirsan Xisbul Islaam oo ku biiray Kooxda Mucaaradka ah ee Al Shabaab “Xog muhiim ah”
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa RBC u xaqiijiyay in saraakiil sar sare oo katirsan Xisbul islaam ay gadood ka yihiin Xisbiga islamarkaana ay wadahadallo kula jiraan kooxda Hubaysan ee Al Shabaab.
Sii Akhri
Thursday, 1 April 2010
MAAREYAHA DEKEDA MUQDISHO “Dhibaatada ka dhalata burcada afduubaneysa maraakiibta Ganacsiga, haddii aan laga hortegin waxaa ay gurigiisa ugu tegi doontaa qof kasta oo Soomaali ah”
Maareeyaha Guud ee dekedda caalamiga ah ee Muqdisho Cabdi Jiinow Calasow ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta haddii aan laga hor tegin afduubka kooxaha burcad badeeda ay ku bilaabeen doonyaha iyo maraakiibta ganacsiga ee ku soo jeeda dekedaha dalka Somalia.
Maareeyaha ayaa intaa ku daray in ay ka codsanayaan dowlada Somalia iyo ganacsatada in ay u istaagaan sidii loogu heli lahaa dekadda Muqdisho qalab dhamaystiran oo looga hortago falalka kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay ka wadan xeebaha ku dhow dekadda magaalada Muqdisho oo habeen hore ay markab shixnad dejiyey ka afduubteen burcad badeeda.
Sii Akhri
Sii Akhri
Dowlada Somalia oo lagu eedeeyey iney qaab cadaalad daro ah u wajahday howlihii burburinta ahaa ee maalmo ka hor ay ka sameysay xafada Afisiyooni
Qaar ka mid ahaa boqolaalkii qoys ee dhowaan laga burburiyey guryo Jiingado ah oo ay ka dhisteen xaafada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey maamulka gobollka Banaadir inuu si cadaalad daro ah u maamulay arintaasi isla markaana aan wali la dhameystirin burburintaasi. Sii Akhri
Isbahaysigii Argagixiso La Dagaalanka oo Ku Hawlgalaya Magaca Ahlu Suna (Xog Qarsoodi ah)
Magaalada Muqdisho iyo gobalka G/gaduud waxaa si habsami leh uga shaqa bilaabay shaqsiyaad katirsanaa Isbahaysigaasi fashilmay oo hadda isku bedelay Ururka Ahlusuna.
Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in Bashiir Raage Shiiraar oo isku ah ganacsade iyo Dagaal Ooge hore uu hadda guluf ugu jiro sidii uu usoo noolayn lahaa Ururkii Argagaxisa ladirirka isagoo adeegsanaya magac diin.Sii Akhri
No big offensive in Somalia, fight to be 'gradual'
MOGADISHU, Somalia — Despite months of pronouncements by officials that a big offensive is imminent, Somalia's prime minister told The Associated Press the government will only gradually try to expand its control of the capital, most of which is held by al-Qaida-linked Islamist rebels.Read More
Somalia: Aweys supports desecretion of famous clerics tombs
The Islamist leader of Hizbul- Islam rebel group Sheikh Hassan Dahir Aweys supports Al-Shabaab’s action of desecrating the graves of revered clerics in the capital Mogadishu, arguing that it is un- Islamic to worship or build tombs inside mosques.Read More
Party drug miaow-miaow to be banned within weeks, Alan Johnson says
The "miaow-miaow" party drug will be banned within weeks, Alan Johnson said, as new figures showed that three times as many people might have died from its effects. Mephedrone, also known as MCAT, will be added to the list of illegal drugs before the general election, the Home Secretary said. Read the story
Mephedrone can cause impotence, warns expert
John Mann, professor of chemistry at Queen's University, Belfast, also said the drug should have been banned sooner.
His comments came as it was disclosed up to 27 people in the UK may have died from taking mephedrone, which is also known as plant food and ''miaow miaow''. Read More
His comments came as it was disclosed up to 27 people in the UK may have died from taking mephedrone, which is also known as plant food and ''miaow miaow''. Read More
Subscribe to:
Posts (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Thousands of Somalis have fled the drought and the fighting Continue reading the main story ...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...