Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Thursday, 1 April 2010
MAAREYAHA DEKEDA MUQDISHO “Dhibaatada ka dhalata burcada afduubaneysa maraakiibta Ganacsiga, haddii aan laga hortegin waxaa ay gurigiisa ugu tegi doontaa qof kasta oo Soomaali ah”
Maareeyaha Guud ee dekedda caalamiga ah ee Muqdisho Cabdi Jiinow Calasow ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta haddii aan laga hor tegin afduubka kooxaha burcad badeeda ay ku bilaabeen doonyaha iyo maraakiibta ganacsiga ee ku soo jeeda dekedaha dalka Somalia.
Maareeyaha ayaa intaa ku daray in ay ka codsanayaan dowlada Somalia iyo ganacsatada in ay u istaagaan sidii loogu heli lahaa dekadda Muqdisho qalab dhamaystiran oo looga hortago falalka kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay ka wadan xeebaha ku dhow dekadda magaalada Muqdisho oo habeen hore ay markab shixnad dejiyey ka afduubteen burcad badeeda.
Sii Akhri
Sii Akhri
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Thousands of Somalis have fled the drought and the fighting Continue reading the main story ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment