Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Wednesday, 28 April 2010
Ahlu Suna Oo Ku Hanjabtay Inay La Wareegeyso Muqdisho
Radio RBC mugadishu:Afhayaheenka dhanka warfaafinta Culimaa udiinka Ahlu-Suna Waljamaaca Sheikh C/laahi Cabdiraxaman Abuu Yusuf Al-Qadi ayaa Sheegay in ay ka danbeeyeen Dagaalkii Shalay Ka dhacay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaliya.
Abuu Yusuf Al-Qadi ayaa Guul ka Sheegtay Dagaalkii Shalay, waxa uuna Sheegey in dhawaan ay la wareegi doonaan Suuqa Bakaaraha iyo Guud ahaan Magaalada Muqdisho oo inta badan ay gacanta ku hayaan Ciidamada Kooxaha Mucaaradka Ee Dagaalka kula Jira Ahlu-Suna iyo Dowladda Soomaliya.
Sii Akhri
Sii Akhri
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Thousands of Somalis have fled the drought and the fighting Continue reading the main story ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment