Tuesday 16 August 2011

War Cusub: Boqolaal katirsan ciidamada Mujaahidiinta oo dagaal ku galay Ex.Control Afgooye.

somalimemo.netIyadoo caawa magaalada Muqdisho ay u tahay habeen dagaal ayay dagaaladu kusii fidayaan degmooyin ay horay u maamulayeen ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka DKMG ah.
War hadda nasoo gaaray ayaa xaqiijinaya in boqolaal katirsan ciidamada mujaahidiinta ay dagaal ku galeen Isgoyska Ex.control Afgooye ee magaalada Muqdisho oo fariisin weyn u ah ciidan taabacsan DKMG ah.
Wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha’allaah.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...