Tuesday 16 August 2011

War degd deg ah: Dagaallo dib uga qarxay Sanco ilaa degmada Kaaraan.

somalimemo.netDagaal qaraar ayaa dib uga qarxay magaalada Muqdisho kadib weeraro qorshaysan oo xalay lagu ekeeyay fariisimada AMISOM Muqdisho ka degtay.


Dagaalku ugu culus wuxuu hadda ka socdaa inta u dhexeysa Isgoyska Sancad ilaa iyo hotelka Lafweyn waxaana halkaasi ku dagaalamaya ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo kufaarta Afrikaanta ah.


Hugunka rasaasta iyo madaafiic ayaa laga maqlayaa inta badan degmooyinka Muqdisho.


Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta ay hub iyo qaniimooyin kale ka qabsadeen cadawga, dagaalkan ayaa daba socda dagaaladii cuslaa ee xalay Muqdisho gilgilay.


Wixii soo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'allaah

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...