Monday 12 September 2011

Qarax Guriceel ka dhacay iyo Guluf Dagaal oo jira.


somalimemo.netWarar dheeraad aha ayaa kasoo baxaya qarax maanta deegaanka Guriceel lagula eegtay sarakaal katirsan kooxaha Mushrikiinta ee maamula degmooyinka ku teedsan Laamiga Galguduud.

Nin Mushrik ah oo lagu magacaabo Taardhuleed ayay miino kula qaraxday bartamaha Guriceel waxaana qaraxaasi ku dhintay 3 kamid ah maleeshiyaadkii ilaalada u ahaa balse isagu waa uu bad baaday oo madhiman.

Rasaas ay fureen maleeshiyaad kale oo mushrikiinta katirsan ayaa sababtay dhaawac soo gaaray shacab Guriceel ku sugnaa.


Markii qaraxaasi ka dhacay Guriceel ayay xiisad colaadeed ka dhax oogantay mushrikiinta dhaxdooda maadaama xurguf dagaal ay maalmahan ka dhax aloosneed,ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas'uuliyadda qaraxaasi waxaana loo badinayaa in mushrikiinta dhaxdooda is khaarijinayaan.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...