Sheekh C/laahi Sheekh C/rixmaan Abuu yuusuf Al-Qaadi ayaa waxa uu ku eedeeyay in baadarigaasi uu ka tirsanyahay argagixisada caalamka waxa uuna si gaar ah carabka ugu dhuftay in uu ka mid yahay ururka Al-Qaacida.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Saturday, 11 September 2010
Culumo udiinka Ahlu-Suna oo Sheegay Baadari ku Dhawaaqay Gubista kitaabka Qur’aanka Kariimka in uu ka Tirsanyahay Al-Qaacida
Muqdisho RBC Radio) Culumo udiinka Ahlu-Suna Waljamaaca ayaa canbaareeyay Baadariga kaniisad kutaala gobalka ka mid ah wadanka Maraykanka kaas oo horay u sheegay in ay la gubayo kitaabka qur aanka kariimka.
Afhayeenka culumo udiinka Ahlu Suna Waljamaac Sheekh C/laahi Sheekh C/rixmaan Abuu Yuusuf Al-qaadi ayaa waxa uu sheegay in ay si aad ah u canbaaraynayaan hadalka ka soo yeeray baadarigaasi.
Sheekh C/laahi Sheekh C/rixmaan Abuu yuusuf Al-Qaadi ayaa waxa uu ku eedeeyay in baadarigaasi uu ka tirsanyahay argagixisada caalamka waxa uuna si gaar ah carabka ugu dhuftay in uu ka mid yahay ururka Al-Qaacida.Sii Akhri
Sheekh C/laahi Sheekh C/rixmaan Abuu yuusuf Al-Qaadi ayaa waxa uu ku eedeeyay in baadarigaasi uu ka tirsanyahay argagixisada caalamka waxa uuna si gaar ah carabka ugu dhuftay in uu ka mid yahay ururka Al-Qaacida.Sii Akhri
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
No comments:
Post a Comment