Arbaco, September 01, 2010 (HOL) − Waxaa xalay lagu dilay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool taliyihii ciidamada Asluubta Somaliland ee gobolkaas Cabdi Ciise Nuur, illaa haddana lama garanayo cid ka danabaysay dilka taliyahaas.
Taliyaha ayaa ku dhintay tacshiirad ay kooxo hubeysan ku fureen, iyadoo maamulka gobolkaas uu sheegay inay ku jiraan baaritaanno ay ku raaadinayaan kuwii ka dambeeyay falkaas, waxayna sheegeen in baaritaanka ay iska kaashanayaan ciidanka booliisku iyo kuwa militariga.Sii Akhri
1 comment:
I needed to thank you for this wonderful read!!
I definitely enjoyed every bit of it. I have you saved as a favorite to
look at new stuff you post…
my web-site ... acoustic guitar a chord
Post a Comment