Muqdisho (RBC) Wasaarada maaliyada xukuumada federaalka KMG ayaa soo bandhigtay qorshe miisaaniyad cusub taasoo ay ku dhaqmi doonto dowlada sanadka cusub.
Miisaanuyad oo Khamiistii la horgeeyey golaha wasiirada ayaa la rajeynayaa in toddobaadkan la hordhigo barlamanka sii uu u ansixiyo, sida RBC u sheegeen saraakiil ka tirsan wasaarada maaliyada.
Xuseen Cabi Xalane oo ah wasiirka cuisub ee maaliyada oo faahfaahin ka bixiyey miisaanyada cusub ayaa sheegay in miisaaniyadu ka kooban in ku dhow 100 milyan oo doolar oo la doonayo in dowladu ku dhaqanto sanadka cusub marka barlamanku ogolaado.
Wasiirka ayaa sheegay in miisaaniyada loo qeybiyey labo qeybood oo kala ah dakhliga gudaha iyo midka dibada uga yimaada dowlada, kaasoo u kala qeybsan sidan;-
Dakhliga gudaha: $29,908,900.
Dakhliga dibbada ka yimaada: $68,660,000.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment