Wednesday 21 September 2011

Warbaahinta ugu Caansan Mareykanka oo Bilaabay inay Xigtaan Raxanreeb.com

Share
Washington (RBC) Warbaahinta Raxanreeb.com ayaa ka mid noqotay warbaahinada caalamka ee ay xigtaan wargeysyada iyo wakaaladaha waaweyn ee adduunka gaar ahaan Mareykanka.
Telefishanka CNN ayaa ka mid noqday warbaahinta ugu horeysa ee si rasmi ah u bilaabay in wararka Soomaaliya ka xigto shabakada Raxanreeb.com oo ku caanbaxday soo tebinta xaqiiqda ka jirta Soomaaliya.
Dhowaan ayaa sidoo kale wargeysyada qaarada Afrika gaar ahaan kuwa laga leeyahay Kenya iyo Ethiopia waxay bilaabeen in wixii xog ah ee ka jirta dalka  ay ka xigtaan shabakada Raxanreeb.com.
Fiiri warbixin CNN ku soo daabacday qeybteeda Blog;
http://news.blogs.cnn.com/2011/09/20/somali-teens-earn-guns-in-quran-recitation-contest/#comments

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...