Last Updated on Tuesday, 25 October 2011 21:14Written by AdministratorTuesday, 25 October 2011 20:44
Madaxda DKMG ah malahan karti ay wax ku maamushaan waxayna cadawga shisheeye kula saaxibeen in ay u saxiixaan boobka dhulka Soaamaliya iyo Kheyraatka.
Shariif Sheikh Axmed Madaxweynaha DKMG ah ayaa shalay idaacadaha Muqdisho u sheegay in faragelinta kenya ee Soomaaliya ay tahay sharci darro.
Saacado kadib ayay canaan kulul usoo direen madaxda Kenya iyo kuwa Q.Midoobe waxayna hadalka shariif ku tilmaameen balan ka bax.
Ergayga Q.Midoobe u qaabilsan Soomaaliya A.Mahiga ayaa amar ku siiyay Shariif Sheikh Axmed in uu deg deg u tago Nairobi si loogala hadlo Amar diido uu ku sameeyay Kenya.
Berri gelinka dambe ayaa lafilayaa in Shariif Axmed uu shir ku qabto Nairobi uuna ku sheego in uu raali gelin ka bixinayo hadalkii uu ku mucaaraday duulaanka Kenya ee Soomaliya.
No comments:
Post a Comment