Wakhtiga la dilayey mas’uul ayaa ku sugnaa gudaha magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Hotel Guure oo ku yaala bartamaha xaafada Israac waxaana xabado ay kala dhaceen madaxa.
Mas’uulkaas ayaa lagu magacaabi jiray Cabdiqaadir Yaasiin Jaamac ayaa ahaa madaxii PDRC ee gobolka Mudug, wuxuuna magaalada Gaalkacyo ujoogay sida la sheegay hawlo shaqo.
Marxuumkan ayaa noqaya kii labaad oo ka tirsan Hay’adda PDRC oo la dilo,waxaana xusid mudan in magaalada Garoowe ay kooxo hubaysan ay ku dileen Allaha ha u naxariistee Maxamed Yaasiin Ciise [Ilkacase]
RBC Radio
Gaalkacyo
No comments:
Post a Comment