Tuesday 1 November 2011

War deg deg ah: Dagaal Culus oo ka socda Wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.


somalimemo.netDaryanka rasaasta iyo madaafiic culus ayaa laga maqlayaa warshadaha, goobaha lagu dagaalamayo maalmo kahor waxaa ka dhacay weerar Istish-haadi ah oo khasaara loogu geystay cadawga shisheeye.

Cutunyo katirsan ciidamada Xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa hadda dagaal uga jira dhismaha Warshaddii Efeeko iyo jid caddaha Al Huddaa oo dhamaantood hareeraha kaga yaal wadada Warshadaha.

Hugunka Rasaasta iyo madaafiic ayaa laga maqlayaa aagga dagaalka, saraakiil katirsan shabaabul Mujaahidiin ayaa soo sheegay in dagaalku uu yahay mid culus wixii natiija ah ee kasoo baxana ay saxaafadda soo gaarsiin doonaan insha'allaah.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...