Monday 4 January 2010

Riswasaarihii hore ee soomaaliya prof cali maxamed geedi oo markale dib u bilaabey oloole cusub oo dhan ka ah dowlada sheekh shariif sheekh axmed

Prof cali maxamed geedi riswasarihii hore ee dowlada kumeelgarka ah ee soomaaliya ayaa mar kale dib uga bilabey magalda Nairobi kulumo iyo shiraar ka dhan ah xukuumada kumeelgaarka ah ee soomaaliya cali maxamed geedi ayaa maglda Nairobi kula shiriya xubno badan oo ka tirsanaa barlamaanka soomliya eeku sugan magalada Nairobi iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada kumeelgarka ah ee soomaaliya

Oloolahan mudane cali maxamed geedi ka wado magalada nairoobi ayaa sidoo kale wax uu kulumo gaar gaar ah uu la yeeshey xubno ka tirsan beesha caalamka iyo wasaarada arimaha dibada wadan ka Kenya isgoo ka dhaa dhiciniyo in uu qabsoomi waayay kulankii baarlamaanka soomaaliya sababo xaga amaanka ah iyadoo dowlada ku guul dareestey in ay wax ka qabto xaga amaanka iyo bad baadinta madaxda doowlada iyo xilibaanada qaranka

waxaaa sidoo kale uu aad u weeraray wasiirka maaliyada mudane shariif xasan sheekh aadan isgoo ku eedayay in yahay shaqsiga madaxweynaha inta badan lataliya oo intabadan dowlada gacanta ku hayo maaamulkeeda waxanu wasiirka maaliyada ku eedeyay in yahay nin musuq maasuq ka caan baxay

Isgoo dowladii hore ka lunsadey dhaqaale aad u badan mida haatana uu isga yahay shaqsiga inta badan iska maamusho madaxweyne shariif sheekh axmed latalyo u ah dhaqaalaha qarankana uu iska maamusho taaso keentay in la waayo mushaaraadki xilibaanada iyo adeegi qaranka taaso keentay in wadamada deeqaha bixiya ay ka cag jiidan kaalmeenta dowlada kumeelgarka ah somaaliya

Oloolahan ayaa ku soo beegmiyo xili todobadki hore ay xubno ka tirsan baarlamanka iyo golaha wasiirada ay isku dayeen in ay xaliyaan qilfka ka dhxeeyo xilibaan cali maxamed geedi iyo dowlada sheekh shariif sheekh axmed kaaso u mudo mid aan wax hor mar ah aan sameen hashiiski laga dhax raadsheyna hugaanka sare dowlada kumeel gaarka iyo riswasaarihii hore soomaaliya prof cali maxamed geedi mid fashilmay

Warar si hoos aynu helnay ayaa xaqiijiniyo in oloolaha cali maxamed geedi ay wax ka wado doowlada itoobiya oo aan iyadan ku qanacsanen qaabka ay xukumada sheekh shariif u hanaan la dahay amaanka guud ee dalka gaar ahaan kan caasimada soomaaliya Ee Muqdisho .

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...