Saturday, 9 January 2010

Somali lawmakers protest non-payment

5 Jan 5, 2010 - 6:24:08 AM



Somali lawmakers are protesting against the non-payment of nine months, resulting to the delay in parliament proceedings.

Somali speaker Sheikh Adan Madobe and his 2nd Deputy Prof. Mahammed Omar Dalha, said the parliamentary session could not be hold before settling the dues of the lawmakers.

“The MPs could not afford expenses to attend the parliament. And they don’t have security guards who will protect them inside Mogadishu, particularly the government-controlled areas,” said Prof. Dalha.

The Speaker on his part said the several agendas are lined up for the parliament to debate but could not be debated because of lawmakers’ non-payment.

“The lawmakers don’t have money to rent cars. So, they need allowance to allow them attend the meetings and that’s the work of TFG,” added Madobe.

However, the 2nd Deputy Speaker says the parliament will resume its sitting once all this is settled and the MPs who are currently outside the country return to the restive capital.

The Somali parliament sitting has been postponed several times due to lack of quorum or attacks by rebel forces, which are waging war against the UN-backed government.

Somaliland forces say attack on mosque foiled

HARGEISA, Jan 9 (Reuters) - Security forces in Somalia's northern breakaway enclave of Somaliland said on Saturday they had foiled an attack on a mosque in Hargeisa where the imam had spoken out against militant suicide bombings.

Somaliland prides itself on its relative stability, unlike southern parts of the failed Horn of Africa state, where hardline rebels from the al Shabaab group control large swaths of territory and are battling a weak Western-backed government.

But al Shabaab, which Washington says is al Qaeda's proxy in Somalia, wants to extend its influence north into Somaliland and neighbouring, semi-autonomous pro-government Puntland.

Mohamed Saqadi Dubbad, the commander of Somaliland's security forces, said six rockets and two mortar bombs were recovered from Imam Sheikh Aden Sira's mosque after a local woman saw a suspected bomber carrying the explosives in a jacket.

"She thought he had stolen what he was carrying and ran to grab him," Dubbad told reporters. "The man could not free himself, but he threatened the woman, saying: 'I will blow you up with me if you do not release me,' so she released him.

" Imam Sira had been critical of suicide bombings carried out by al Shabaab insurgents in southern Somalia, and officials said he had received death threats from the militants.

Al Shabaab hit Somaliland and Puntland with synchronised suicide blasts that killed at least 24 people in Oct. 2008.

A court in Hargeisa has sentenced five men to death in absentia for the bombings, which struck the Ethiopian embassy, the local president's office and a U.N. building.

It said they were on the run in other parts of Somalia.

Somaliland, which has long sought international recognition as sovereign state, declared itself indepedent in 1991

Garowe: Madaxweyne Faroole oo ka hadlay Waxqabadkii, Hirgalinta Balan qadkii 07-Janayo-09, Siyaasada amaanka iyo Laascaanood….Khudbadii Madaxweyne Far

9. januar 2010

Garowe(AllPuntland)-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed oo xalay xusayay sannad guuradii ka soo wareegtay markii la dhisay dawladda uu Madaxda ka yahay ayaa ka hadlay qorshayaal badan oo hortaagan dawladdiisa iyo waxqabadkii lasameeyey mudadii sannadka ahayd.

Madaxweynaha dawladda Puntland wuxuu sheegay in ay wax badan qabteen, wuxuuna soo qaaday xalinta dhibaatooyin kala gedisan oo ka jiray Puntland iyo qabashada Adeegyada bulshada oo uu sheegay in ay dawladdiisu meel wanaagsan gaarsiisay.

Madaxweyne C/rixmaan wuxuu sidoo kale soo qaaday xaajada amaanka oo uu sheegay in ay dagaal adag kula jiraan nabad diidayaal dadka uu ku sifeeyey, oo uu sheegay in ay ka soo horjeedaan amaanka ka jira deegaanada Puntland.

“ Dawladdu waxa ay mudo dheer ku howlaneyd sugida amaanka Puntland, waxa ayna wadaysaa sugida amaanka, iyadoo ay ciidamada kala gedisan la dagaalamayaan shaqsiyaad doonaya in ay burburiyaan Amaanka Puntland, kuwaas oo ka soo kala jeeda Puntland & Koonfurta Soomaaliya” Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

Fulinta balan qaadyadii uu ku soo galay Aqalka Madaxtooyada ayuu sheegay in ay wax badan uga dhiman yihiin, ayna ku talo jirto Xukuumadiisu sida ugu wanaagsan ee loo hirgalin karo, isagoo lama huraan ka dhigay hirgalinta Siyaasada dawladda ee ku wajahan amaanka iyo horumarinta Puntland.

Dr. C/rixmaan wuxuu tibaaxay in aysan cidna ugu dulqaadan doonin xaaladaha ka jira Puntland, isagoo tilmaamay in ay hada dawladdu qaadatay Siyaasad cusub oo ku asteysan amaanka Puntland, taasoo ah mid lugu jabinayo cadowyada dhanka amaanka ah ee Puntland, oo uu sheegay in ay doonayaan burburinta Puntland.

Xaaladaha gobalka Sool oo ka mid ahayd qodobada aadka looga dhowrayay Madaxweyne Faroole & Xukuumadii ayaa xalay ku dhawaqay in ay Laascaanood ku soo noqon doonto gacanta dawladda Puntland, isagoo sheegay in ay marar badan ka hadleen arrimahaasi, ayna ku dadaalayaan sidii wax looga qaban lahaa xaaladahaa magaaladaas, isagoo tibaaxay in ay socdaan qorshayaasha Laascaanood oo loo xilsaaray shaqsiyaad ka mid ah dawladda Puntland.

Isimada iyo Odayaasha dhaqanka ee Puntland ayuu ka dalbaday Madaxweynaha Puntland taageero wanaagsan in ay siiyaan Xukuumada iyo shaqsiyaadka loo xilsaaray sugida amaanka ee Puntland, isagoo waliba si gaar ah utaabtay Isimada oo uu sheegay in looga fadhiyo in ay doorkooda ka qaataan sugida amaanka ee deegaanada Puntland.

Khudbada Madaxweyne Faroole oo dhinacyo badan lahayd wuxuu ku soo qaaday siyaasadaha Koonfureed ee Soomaaliya, isagoo ku baaqay in dagaalada lugu badalo wada hadal, loogana baahan yahay qof kastoo Soomaaliyeed xalinta dhibaatooyinka ka jira deegaanada Soomaalida oo dhan

Guriceel: Odayaasha Guriceel oo baqdin ka qaba dagaal ka dhaca magaaladooda, kadib…

9. januar 2010

Guriceel(AllPuntland)- Odayaasha dhaqanka iyo dadweynaha magaaladaas ayaa bilaabay barakac xoog leh oo ay uga baxsanayaan dagaalo ka dhaca gudaha degmada Guriceel iyo daafaheda oo ay wararku sheegayaan in ay hada buux dhaafiyeen dhinacyada ku dagaalamaya gobalka Galguduud.

Al- Shabaab ayaa awood badan oo ciidan geysay gobalka Galguduud, markii ay todobaadkii hore gilgishay gobalka Galguduud magaalo Madaxdiisa ayna mudo kooban gacanta ku haysay magaalada Dhuusa-Mareeb.

Odayaasha dhaqanka qaarkood ayaa sheegay in aad uga walaacsan yihiin xaaladaha waqtigan ka jira gudaha gobalka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in ay wadeen maalmihii ugu dambeeyey kulamo kala gedisan, balse ay ku guuldareysteen xalinta arrimahaasi.

Saraakiisha Ahlu Suna ayaa sheegay in ay diyaar uyihiin dagaal ay la galayaan Xarakada Al- Shabaab, oo wacad ku martay in ay qabsan doonaan gobalka Galguduud iyo guud ahaan dalka Soomaaliya, kana dhisayaan dawlad Islaami ah.

Xaaladaha gobalka Galguduud ayaa cirka ku shareernaa tan iyo markii ay Al- Shabaab soo galeen gudaha Dhuusa-Mareeb, isla markaasna Ahlu Suna oo ku shirsanaa Caabduwaaq ay ku kalifeen in ay joojiyaan shirkaasi, ayna ciidamo badan geeyaan gobalka Galguduud si ay uga hortagaan dhaqdhaqaaqyada Al- Shabaab.

Lama garan karo xaajada gobalka Galguduud sida noqon karto, xeeldheerayaasha ayaa ka dayrinaya dagaalo waqtigan ka curta gobalada dhexe ee Soomaliya, kuwaas oo saameyntooda ku yeelan doona guud ahaan dalka Soomaaliya, gaar ahaana gobalada dariska la ah Galguduud.

Garowe: Islaan Ciise Islaan Maxamed Iyo Garaad Abshir Saalax oo ka hadlay xaaladaha Puntland.

9. januar 2010



Garowe(AllPuntland)- Qaar kamid ah Isimada ugu magaca dheer ee deegaanada Puntland ayaa xalay ka qeybgalay munaasabadii ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Garowe, taas oo looga hadlayay Waxqabadkii Xukuumada waqtigan ee Puntland, iyadoo ay joogeen masuuliyiin kala gedisan.

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo sannadkii ugu dambeeyey ka maqnaa Masraxyada noocaan ah ayaa ah ka soo muuqday gudaha Madasha xuska, isagoo ay la socdaan qaar ka mid ah Isimada Puntland oo dhawaanahaan ku maqnaa dalka dibadiisa, gaar ahaana Isimada ka soo jeeda gobalada Sool, Sanaag & Cayn.

Islaan Ciise oo hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay waxqabad, isagoo tibaaxay in ay jiraan dhaliilo badan oo ay leedahay dawladda Puntland ee Soomaaliya, wuxuuna ku baaqay waxqabad in looga fadhiyo Xukuumada Madaxweyne Faroole.

Islaanku wuxuu lagama maarmaan ka dhigay in la helo amaan sugid cad oo ku wajahan Puntland, isagoo tibaaxay in aysan xukuumadan waxba ka duwaneyn Xukuumadihii kaga horeeyey Aqalka Madaxtooyada ee Puntland.

Doorka Isimada ee ku wajahan Siyaasada iyo talada dalka ayuu sheegay in ay Xukuumadihii hore wax badan kala socdeen arrimaheeda, balse aysan Xukuumadan hada jirtaa wax badan ka ogeyn xaaladaheeda, isagoo ugu baaqay Madaxda dawladda Puntland in ay la socdaan xaajadu halka ay hada marayso.

Hadalo dardaaran ah ayuu Islaan Ciise Islaan Maxamed ka jeediyey madashii xalay, isagoo ku baaqay in lala yimaado waxqabad muuqda oo qancin kara Bulshada Puntland, loogana fadhiyo Madaxweyne Faroole iyo Xukuumadiisa.

Garaad Abshir Saalax oo ka mid ahaa Isimadii ka qeybgalay wada hadaladii Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, loogana hadlayay xaaladaha Sool, Sanaag & Cayn ayaa sheegay in aysan wada hadaladaasi aheyn kuwa wax loogu dhimayo sharafta iyo Midnimada Puntland.

Garaad Abshir wuxuu ku baaqay midnimada Shacabka Puntland, isagoo sheegay in ay Laascaanood-na tahay mel ka maqan Puntland oo dhan, ayna dadka udhashay Sool utaagan yihiin sidii loo soo dhicin lahaa Laascaanood oo ka maqan gacanta dawladda Puntland sannadkii sadexaad hada.

Friday, 8 January 2010

Committee to Protect Journalists

CPJ: Puntland press under fire

January 6, 2010

His Excellency Abdirahman Mohamed Mohamud Farole
President of Puntland
Presidential Palace
Garowe, Puntland

Via e-mail

Dear Mr. President,

The Committee to Protect Journalists is concerned about deteriorating press freedom conditions in Puntland, including detentions, censorship, harassment, and direct attacks by police officers. Many of these disturbing attacks have targeted the U.S. government-funded Voice of America and one of its reporters, although several local reporters say they are seeing an overall pattern of harassment.

Mohamed Yasin Isak, a local correspondent for Voice of America, was released from custody today after being held without charge for 17 days at the offices of the Puntland Intelligence Services in Bossasso. The detention appears to contravene Puntland law requiring that charges be filed within 48 hours of arrest.

Isak has faced prior harassment as well. In August 2009, police briefly detained Isak and Radio Galkayo reporter Abdullahi Hersi, local journalists told CPJ. Police told Isak to stop his work for VOA, they said. The detention came shortly after VOA aired a report detailing allegations that the son of a former governor was involved in a killing.

In October, Deputy Information Minister Abdishakur Mire ordered FM stations not to air VOA reports for one week, and he directed Isak and two other VOA journalists, Abdulkadir Mohamed and Nuh Muse, to stop working in the region. The ministry said in a statement that the station had not reported objectively, but it did not elaborate.

One month later, police shot at least 15 times at Isak’s car at a checkpoint in front of the regional governor’s office in Galkayo, the Media Association of Puntland reported. Isak suffered a wound to his left arm, local journalists told CPJ. Police commander Col. Muse Ahmed Muse Hasasi told local reporters that an unidentified officer fired because the journalist’s car was speeding and appeared suspicious, according to news reports. Speaking to CPJ, Isak denied the allegations. Hours before the shooting, local journalists told CPJ, Hasasi had come uninvited to a meeting of local reporters and threatened Isak with unspecified harm. Journalists had gathered to discuss a recent episode in which security forces assaulted several reporters and blocked others from attending a local government meeting.

Police shot at another reporter in December. An unidentified officer at Galkayo Airport opened fire on Radio Galkayo Director Hassan Jama without provocation, according to local reports. Jama, who did not know why he was targeted, said two of the shots narrowly missed him.

That no officer has been held accountable in these attacks reflects a climate of impunity that undermines the rule of law and contravenes constitutional protections for freedom of the press. Mr. President, many local journalists saw you as a supporter of press freedom when you were elected in January 2009. But the actions of your government in these cases reflect intolerance and repression. In addition, several local journalists have told CPJ that they face ongoing threats and intimidation from Puntland security and police officers.

We call on you to order an immediate investigation into the shootings of Isak and Jama, to halt government-sponsored harassment and censorship, and to ensure journalists are allowed to work without threat or intimidation. Thank you for your attention to this matter.

Sincerely,

Joel Simon
Executive Director

Internally displaced Somali children line up with containers in hand to receive food aid at a food distribution centre in Mogadishu, Somalia, 02 Jan

The World Food Program says it does not see any quick solution to the crisis, which forced the agency to stop its humanitarian operations in southern Somalia earlier this week. But, WFP says it has no plans to leave Somalia and the lines of communication remain open with the armed groups that provoked the suspension.

The World Food Program emphasizes its suspension of food aid to one million people in Southern Somalia is only temporary. It says its operations on behalf of two million hungry people are continuing in the rest of the country, including the capital Mogadishu.

But, WFP spokeswoman, Emilia Casella agrees the situation faced by people in the southern part of the country is dire and is likely to worsen.

"We do anticipate that it is possible there will be movement or could be movement to other parts of Somalia by some people who have been affected or towards the borders," she said. "And, so for that reason, the staff and the supplies and equipment that were in our six offices in the southern part of Somalia have already been moved from that area to areas of Somalia where we are continuing to work."

Casella says WFP is working with its partner organizations to pre-position supplies in areas where demand could increase.

The World Food Program stopped the distribution of food aid to one million beneficiaries in Southern Somalia on Tuesday. This followed escalating attacks against its staff and unacceptable demands by the al-Shabab Islamist group, which has links to al-Qaida.

WFP says al-Shabab and other armed groups demanded the agency dismiss women from all posts and pay protection money to guarantee the safety of its staff.

Nevertheless, Casella says WFP is continuing to talk with all the armed groups and local administrations in areas where it works.

"We have not closed any doors. We have not closed any lines of communication," she said. "What we are hoping is that a resolution can be found so that we can have assurances that humanitarian principles will be respected and that the safety of our staff will be respected and guaranteed so that we can return to working in the southern part of Somalia as we are continuing to work in the rest of Somalia."

The United Nations says there has been a steady reduction of aid workers in southern Somalia over the past year because of the dangers. It says the WFP suspension is just the latest chapter in this ongoing saga.

U.N. officials say it has been difficult to maintain humanitarian operations in the face of constant threats, extortion and looting. Humanitarian staff members have been assaulted, kidnapped or murdered.

Despite these enormous risks, the United Nations says it will not abandon the people of Somalia.

Bosaso: Wariyihii VOA-da ee Gaalkacyo oo lasii daayay.

6. januar 2010

Bosaso(AllPuntland)- Maxamed Yaasiin Isxaaq oo ay 21 December ee sannadkii hore xireen ciidamada Sirdoonka ee Puntland ee loo yaqaano PIS-ta ayaa manta dib uhelay xoriyadiisii, sida uu uxaqiijiyey APL, isagoo laga sii daayay Xabsi kuyaala magaalada Boosaaso ee gobalka Bari.

Maxamed Yaasiin oo Idaacada Codka Mareykanka uga warami jiray magaalada Gaalkacyo, ayaan la ogeyn ujeedada rasmi ah ee ka dambeysay xarigiisa, balse war uu baahiyey Wasiirka Warfaafinta ee Puntland C/xakiim Axmed Guuleed ayuu ku sheegay in ay uheysteen dambiyo ka dhan ah amaanka deegaanada Puntland.

Suxufiyiinta Puntland ayaa soo dhaweeyey sii deynta Max’ed Yaasiin Isxaaq, waxaana aan la ogeyn sababaha rasmiga ah ee lugu xiray Wariyahan.

Ururo kala gedisan ayaa cambaareeyey xariga Maxamed Yaasiin, hadana manta soo dhaweeyey sii deyntiisa, iyadoo ay ku macneeyeen xarigaasi mid muujinaya xadgudub cad oo ay warbaahinta ku hayaan Maamulka Puntland.

Tuesday, 5 January 2010

Bosaso: Puntland oo sheegtay in dadka sameeya falalka amaan daro ay udhasheen deegaanada Puntland badankoodu.

5. januar 2010

Boosaaso(AllPuntland)- Dawladda Puntland oo marar badan ku eedaysay Kooxo Argagixiso ay ku sheegtay in ay ka dambeeyaan falalkii amni daro ee ka dhacay mandiqada Puntland, ayaa sheegtay in ay talaabooyinkaasi ahaayeen kuwa laga abaabulay deegaanada Puntland, oo ay fuliyeen dad udhashay Puntland.

Wasiirka Amniga ee Puntland oo ka hadlayay magaalada Boosaaso ayaa shaaciyey 90% dadka sameeya falalka amaan daro ay ka soo jeedaan deegaanada Puntland, isagoo tibaaxay in ay kiisas badan oo ay baareen ay soo galeen gudaha deegaanada Puntland.

Jeneraal C/laahi Siciid Samatar wuxuu tibaaxay in aysan dawladda Puntland cidna ugu tureyn dambigeeda, isagoo sheegay in ay hada hayaan dad udhashay Puntland oo falal amaan daro ka fulinayay deegaanada Puntland, qaarkoodna lugu soo qabtay tuhumo kala gedisan.

Saraakiisha amaanka ee loo xilsaaray baaritaanada qaraxyo iyo dhibaatooyin horay uga dhacay deegaanada Puntland ayaa horay ugu sheegay APL in aysan arrimuhu ka lug baxsaneyn gudaha Puntland, iyagoo sheegay in ay jiraan Siyaasiin doonaysa in ay xagal daaciyaan howlaha Maamulka Madaxweyne Faroole.

Wasiirka amniga ee Puntland wuxuu tibaaxay in ay jiraan shaqsiyaad udhashay Puntland oo doonaya amaan la’aanta Puntland, isagoo nasiib daro ku sheegay in qof udhashay Puntland uu manta daneeyo horumar la’aanta Puntland, isagoo kula taliyey dadka rayidka ah in ay qeyb wanaagsan ka qaataan lashaqeynta ciidamada amaanka ee Puntland oo uu sheegay in ay wadaan howlgalo lugu xaqiijinayo amaanka Puntlandm oo carabaabay in la doonayo in khal-khal lagaliyo.

Lama sheegin shaqsiyaadka Siyaasiinta ah ee lugu eedaynayo arrimahan, balse Wasiirka amniga ee Puntland wuxuu sheegay in ay digniino gaarsiiyeen, oo ay la socdaan dhaqdhaqaaqyada ay wadaan, wuxuuna ugu baaqay in aysan marnaba ku talin wax carqalad ku keenaya hanaanka Maamulka ee Puntland iyo dibu dhaca Shacabka Puntland ee Soomaaliyeed.

Puntland ayaa marar badan ku eedaysay falalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay gudaha Puntland, kuwa ay soo maleegeen kooxo ay ku sheegtay Argagixiso, iyadoo aan cid gaar ah farta ugu fiiqin, balse shaqsiyaad ku jira dawladda Puntland ayaa ku eedaynayay in ay arrimahan qeyb ku leeyihiin Al- Shabaab, balse xogaha dawladda ee baaritaanadii la sameeyey ka soo baxay ayaa cadeeyey in ay lugta ugu badan leeyihiin Siyaasiin Puntland udhashay.

Puntland: Hab dhaqanka ciidamada Puntland oo la dhaliilay.

5. januar 2010

Puntland(AllPuntland)- Odayaasha dhaqanka iyo Culumada magaalada Boosaaso ayaa dhaliilay hab dhaqanka ciidamada dawladda Puntland ee ka shaqeeya arrimaha amaanka, oo ay sheegeen in ay u dhaqmayaan si keenaysa dhibaatada oo dheeraata oo kaliya.

Culumada Diinta oo ka hadlaysay kulan ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa ugu baaqday dawladda Puntland in ay la timaado qorshe lagala shaqeyn karo, kuna aadan wax ka qabashada xaajada amaanka ee guud ahaan deegaanada Puntland ee Soomaaliya.

Waxgaradka iyo Culumada ayaa ku eedeeyey ciidamada dawladda Puntland in ay ku jiraan sii kala fogeynta dawladda iyo Shacabka Puntland, markii ay qaadaan talaabooyinka qaarkood.

Ciidamada amaanka ayaa markii ay galayaan meelaha qaarkood waxa ay sameeyaan falal amaan daro hor leh abuuri kara, gaar ahaan soo qabashada dadka qaarkood oo ay ula dhaqmayaan siyaabo aan wanaagsaneyn, sida ay Madaxda dawladda Puntland usheegeen Culumada Diinta.

Weerar lugu qaado qofka lasoo eedeeyey iyo galida goobaha gaarka ah ee ay ciidamadu ku galaan sida aan wanaagsaneyn, gaar ahaan Masaajidada oo ah beyd Alle, balse ay usoo galaan qaab aan ku wanaagsaneyn dhaqanka Suuban iyo Nidaamka Masaajidada.

Dawladda Puntland ayaa qaadatay dhaliisha uga timid culumada Diinta Puntland, waxa ayna raaligalin ka bixisay dawladda dhaqamada ay ku dhaqmaan ciidamada amaanka ee Puntland, iyadoo sheegtay in ay wax badan ka qaban doonto arrimaha ku wajahan xaaladaha amaanka ee Puntland.

Wasiirka Amniga ee Puntland oo ay ku socdaan dhaliilaha ka imaanayay Culumada Diinta, maadaama ay isaga hoos yimaadaan ciidamada amaanka ee Puntland ayuu sheegay in ay run yihiin oo ay jiraan talaabooyin ay ku qaldan yihiin ciidamada dawladda, isagoo sheegay in ay saxi doonaan.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/samad Cali Shire ayaa sheegay in ay dawladdu wax badan ka qaban doonto arrimahaasi, isagoo ka codsaday Culumada Diinta iyo Waxgaradka in ay la shaqeeyaan dawladda, oo uu sheegay in ay dagaal adag kula jirto shaqsiyaad doonaya burburinta Puntland, oo uu sheegay in ay qaarkood udhasheen deegaanada Puntland ee Soomaaliya.

Madaxda Puntland ayaa raali galin ka bixiyay wadaad ay kala baxeen Masjid kuyaala magaalada Bosaso, kaas oo ay weerar ku qaadeen ciidamada dawladda Puntland, waxaana inta badan talaabooyinka ay ciidamada amaanku ku qaadaan dadka la tuhunsan yahay uu yahay qaab aan wanaagsaneyn, isla markaasna keeni kara dhibaato hor leh oo dhacda, gaar ahaana marka ay qabanayaan dadka ay tuhunsan yihiin oo ay ku jiraan Culumada Diinta oo tixgalin weyn ku dhex leh dadka Shacabkaa.

Garowe: Isimada & Culumada Puntland oo taageeray go’aankii dawladda Puntland ee lugu sii daynayo 3 nin oo ka soo jeeda Ismaamulka Soomaalida ee Itoobi

5. januar 2010

Garowe(AllPuntland)- Puntland ayaa go’aansatay sii deynta 3 nin oo udhashay Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya oo mudo dhan labo bilood ku xiran Xabsiyada amaankooda aadka loo ilaaliyo ee magaalada Boosaaso ee gobalka Bari, waxaana ay sheegtay Puntland in ay nimankan uheystay in ay ka dambeeyaan falal amaan daro oo laga sameyn lahaa deegaanada Puntland.

Sii deynta sadexdan nin oo ay ku dhawaaqday Puntland maalinimadii shalay, ayaa noqday mid ay taageero weyn kaga heleen Isimada iyo Culumada Diinka Puntland oo ku sifeeyey talaabo loo baahan yahay in la taageero.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ku dhawaaqay qaraarkan ayaa sheegay in ay dawladdu go’aan cad ka qaadatay arrimahaasi, wuxuuna tibaaxay in ay ku sii daynayaan nimankaas markii ay sidaas go’aansatay dawladdu, kulana taliyeen Isimada iyo Culumada Puntland oo uu sheegay in ay yihiin kuwa looga bartay la shaqeynta dawladda Puntland.

“ Madaxweynaha dawladda Puntland iyo Madaxda kale ee Puntland waxa ay go’aansadeen cafis buuxa oo lasiinayo 3-da nin ee hada ku xiran Xabsiyada Boosaaso ee ka soo jeeda deegaanada Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya, waxaana halkaan loogu qaban doonaa munaasabad balaaran oo ku wajahan sii deyntooda” Ayuu yiri Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo tan iyo markii uu ka soo laabtay xajka ku sugnaa magaalada Boosaaso ee gobalka Bari.

Culumada Puntland ayaa ku sifeeyey talaabada dawladda mid wanaagsan oo ay taageero kaga heli karto dadweynaha Puntland iyo kan Soomaaliyeed oo horay uga carooday qabashadii nimanka iyo go’aankii ay dawladdu ka qaadatay, waxaana ay Puntland horay ugu eedaysay nimankaas in ay ka tirsan yihiin ONLF.

Madaxda Jamhada ONLF ayaa soo dhaweeyey qaraarka Puntland oo ay sheegeen in uu yahay mid dhabaha ufuraya xiriir wanaagsan iyo walaaltinimadii ka dhaxaysay labada shacab oo dib usoo laabatay, waxa ayna amaaneen Isimada iyo Culumada Puntland oo ay sheegeen in ay yihiin dad wanaaga jecel.

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...