Saturday, 26 December 2009

AMISOM oo Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha uu ku canbaareeyey duqeynta joogta ah ee lagu hayo suuqa Bakaaraha

Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaraaha Cali Dheere ayaa eedeyn buda uga tuurey ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya oo uu shegay in markasta soo duqeeyaan gudaha iyo suuqa bakaraha markii dagalo ka dhacaan muqdisgo.

"waxaa la yaab leh waxa loo soo duqeeyo halkii suuq ee u furnaa bulshada Soomaliyeed ee muqdisho ku nool maalin kasta looguna dhibaateeyo dadk masaakiinta ah" ayu yiri cali dheere oo si carol eh uga hadlayey duqeynta madaafiicda waaweyn ee magalada uqdisho lagu agaraco waqtiyada dagaaladu dhacaan.

Sidoo kale gudoomiyahu waxaa uu ka codsadey Dowlada soomaliya in suuqa bakaraha laga daayo duqeynta si dadku uga radsadaan nolol maalmeedkooda isla markaasna ay nloshooda uga dabartaan xiliga adage e dadkii Soomaliyeed ay ku xiranyihiin.

Hadalkaan ayaa waxaa uu ku soo adayaa ayadoo maalmihii la soo dhafey ay jireen dagaalo iyo duqeymo ka socdey qeyb badan oo magalada Muqdisho ah oo ay ka mid yihiin Hodon Howlwadag, iyo wardhiigley xafadaha kala ah ee magaalada Muqdisho waxaan dadkii ugu badnaa ku dhawacmeen galabtii khamista ee la soo dhafey xili ay ka baxayeen suuqa o ay hoyadeen

Ururka Xisbul Islaam oo u muuqda kuwa aan iska war qaban kadib markii hadalo is burinaayo ka soo yereen

Ururka Xisbul Islaam oo ah urur qeyb weyn ku leh dagaalada ka holcaayo koonfurta Soomalaiya ayaa sida muuqata taageerayashoda ku jahwarereen hadalo is burinaayo oo ka soo yeertay masuuliniinta ururkaasi

Hadalka isburinaayo ayaa waxaa wax ka yar 28 sac ka soo kala yeeray laba masuul oo ururkaasi ka tirsan kaa oo mid waliba sheegay hadalo is diidan kuwaa oo looga bartay hogaamiyaashii kooxaha halka doon isla saarna a hadana hadalo is diidan ka soo yeeri jireen

Xoghaya war faafinta Ururka Xibsul Islaam Sheekh Maxamed Macalin Cali ayaa waqti sii horeyey sheegay in ay ka xunyihiin cunaqabateenta lagu soo rogay dowlada eratareya taa uu ku tilmaamay mid lagu gardarooday dalkaasi isagoona masuulkaasi ka dhawaajiyey in uu fashilmay wada hadaladii u dhaxeeyey Alshabaab iyo Xisbul Islaami

Waxasi hadalkaasi mid lid ku ah sheegay Sheekh Salmaan Sahal Muuse oo ah madaxa arimaha bulshada ee Ururka Xisbul Islaam isagoona sheegay In aysan quseen cunaqabateenta la saaray dowlada Eratareya oo aan sameyn ku yeelan doonin dagaalka ka wadaan Soomaaliya

Isagoona carabka ku dhuftay in wada hadaladii u dhaxeeyey Alshabaab iyo Xisbul islaami meel fiican marayaan

Isku soo wada duub waxaa leys weydiinayaa waxa keenay in masuuliyiinta ururka Xisbul islaami ay ka soo yeerto hadalo noocaan oo kalaa oo isa soo horjeedo

6 Gobol oo ku yaal koofurta Soomaaliya ayaa la doonayo in maamul goboleed loo sameeyo

wararka laga helayo Degmada dolow ee gobolka Gedo aya waxaa manta laga soo saarey in la dhisi doono maamul goboleed ay yeeshaan gobolda kooforeed ee Gedo.Bagool, Bay, Shabeelada hoose, Jubbada Dhexe, iyo Jubbada hoose.

Kulanka ayaa waxa qudbadii loogu tala galey in la shaaciyo waxa ka aqriyey Adan Saransoor oo ka tirsanaa maamulkii Gobolka bay ayaa halkaasi ka shegay in mudadii la soo wadey shirkaan ay manta ku akeyd sii socoshadiisa mudo 3 bilooda laguna dhisey gudi ka kooban ilaa 21 xubnood oo loogu magic darey gudiga wadatashiga biyo qabanqaabada gobolada Maamul goboledka koofureed ee lixdaa wixii hada ka danbeyana ay ayaku heyn doonaan masuuliyad ilaa shirka lagu dhisayo laga qabanayo.

Kulanka ayuu sheegay in ay joogan masuuliyiinta ka kala socota dhamaan Goboladaas ee dowlada iyo waliba Xildhibano ka tirsan ayakuna dowlada sifiicana looga wada tashadey intii uu socdey oo aheyd mudo dheer inla markasna ay dowladu wax ka ogtahey waa sida uu hadlka u dhigaye Aadan Saransoor.

Sidoo kale waxaa uu shegay in aysan jirin cid gacan ka siisiyey mudaas 3-da bilood ah ee howlahooda maamul u sameynta lixda gobol ee koofurta Soomaliya la wadey balse ayaku ay howlahooda wateen shirarkooda ay cadi u socdeen iyo wada tashiyada.

War murtiyedkaan manta ay Degmada Doolow ee gobolka Gedo ka soo sarareen saraakishii hore ee dowlada oo looga itaalka roonaadey goboladaan ay donayan in ay maamulka u samyeen ayaa ku soo adaya xili dhamaan goboldaan xoog looga soo sarey ayna gacanta ku hayaan Xoogaga Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam Dhamaan Goboldaan ay shegaan marka laga reebo Degmada Doolow oo daris la ah Xadka Ethiopia

Friday, 25 December 2009

Event of Ghadir Khumm

Key to symbols

The following is a description of the historic event of Ghadir Khumm. Click on the book icons below to see the detailed references backing up each key element of this event. The separation into contexts enables one to see how well each component of the event is attested in the sources.

For example, to see how many Sunni sources record the sentence uttered by the Prophet [s] to appoint Imam 'Ali [a] - man kuntu mawlahu fa `Aliyyun mawlahu - click here: .


The Farewell Pilgrimage
Ten years after the migration (hijrah), the Messenger of Allah [peace and blessings be upon him and his Progeny] ordered to his close followers to call all the people in different places to join him in his last pilgrimage. On this pilgrimage he taught them how to perform the pilgrimage in a correct and unified form.

This was first time that the Muslims with this magnitude gathered in one place in the presence of their leader, the Messenger of Allah [s]. On his way to Makkah, more than seventy thousand people followed Prophet [s]. On the fourth day of Dhu'l-Hijjah more than one hundred thousand Muslims had entered Makkah.
Date

The date of this event was the 18th of Dhu'l-Hijjah of the year 10 AH (10 March 632 CE).
Location

After completing his last pilgrimage (Hajjatul-Wada'), Prophet [s] was leaving Makkah toward Madinah, where he and the crowd of people reached a place called Ghadir Khumm (which is close to today's al-Juhfah). It was a place where people from different provinces used to greet each other before taking different routes for their homes.


Revelation of Qur'anic Verse 5:67
In this place, the following verse of the Qur'an was revealed:

"O Apostle! Deliver what has been sent down to you from your Lord; and if you don't do it, you have not delivered His message (at all); and Allah will protect you from the people ..." (Qur'an 5:67)

The last sentence in the above verse indicates that the Prophet [s] was mindful of the reaction of his people in delivering that message but Allah informs him not to worry, for He will protect His Messenger from people.


The Sermon
Upon receiving the verse, the Prophet [s] stopped on that place (the pond of Khumm) which was extremely hot. Then he sent for all people who have been ahead in the way, to come back and waited until all pilgrims who fell behind, arrived and gathered. He ordered Salman [r] to use rocks and camel toolings to make a pulpit (minbar) so he could make his announcement. It was around noon time in the first of the Fall, and due to the extreme heat in that valley, people were wrapping their robes around their feet and legs, and were sitting around the pulpit, on the hot rocks.

On this day the Messenger of Allah [s] spent approximately five hours in this place; three hours of which he was on the pulpit. He recited nearly one hundred verses from The Glorious Quran, and for seventy three times reminded and warned people of their deeds and future. Then he gave them a long speech.

The following is a part of his speech which has been widely narrated by the Sunni traditionists:


Tradition of the Two Weighty Things (thaqalayn)

The Messenger of Allah [s] declared:

"It seems the time approached when I shall be called away (by Allah) and I shall answer that call. I am leaving for you two precious things and if you adhere to them both, you will never go astray after me. They are the Book of Allah and my Progeny, that is my Ahlul Bayt. The two shall never separate from each other until they come to me by the Pool (of Paradise)."

[See also: Hadith al-Thaqalayn: A Study of its tawatur]

Acknowledgement of Authority

Then the Messenger of Allah continued:

"Do I not have more right over the believers than what they have over themselves?"

People cried and answered:

"Yes, O' Messenger of God."

Text (nass) of the Designation

Then followed the key sentence denoting the clear designation of 'Ali as the leader of the Muslim ummah. The Prophet [s] held up the hand of 'Ali and said:

"For whoever I am his Leader (mawla), 'Ali is his Leader (mawla)."

[In some narrations the word used was wali rather than mawla - with the same implication]


The Prophet [s] continued:

"O' God, love those who love him, and be hostile to those who are hostile to him."

These were the key parts of the speech of the Prophet [s]. There are also more detailed versions of this sermon which are recorded by many Sunni authorities.
'Coronation' of Imam 'Ali [a]
[under development]


Revelation of Qur'anic Verse 5:3
Immediately after the Prophet [s] finished his speech, the following verse of the Qur'an was revealed:

"Today I have perfected your religion and completed my favour upon you, and I was satisfied that Islam be your religion." (Qur'an 5:3)

The above verse clearly indicates that Islam without clearing up matter of leadership after Prophet [s] was not complete, and completion of religion was due to announcement of the Prophet's immediate successor.


Hassan b. Thabit's poetry
Immediately after the Prophet's speech, Hassan b. Thabit, the Companion and poet of the Messenger of Allah [s], asked for his permission to compose a few verses of poetry about Imam 'Ali [a] for the audience. The Prophet [s] said: "Say with the blessings of Allah". Hassan stood up and said: "O' people of Quraysh. I follow with my words what preceded and witnessed by the Messenger of Allah [s]. He then composed the following verses at the scene:

He calls them, (on) the day of Ghadir, their Prophet
In Khumm so hear (and heed) the Messenger's call,
He said: "Who is your guide and leader? (mawlakum wa waliyyukum)"
They said, and there was no apparent blindness (clearly):
"Your God, our guide, and you are our leader
And you won't find from among us, in this, any disobedient,"
He said to him: "Stand up O' Ali, for I am
pleased to announce you Imam and guide after me (min ba'di imam(an) wa hadiy(an)),
So whomever I was his leader (mawla), then this is his leader (mawla)
So be to him supporters in truth and followers,"
There he prayed: "Allah! Be a friend and guide to his follower
And be, to the one who is Ali's enemy, an enemy"

Oath of Allegiance
After his speech, the Messenger of Allah [s] asked everybody to give the oath of allegiance to 'Ali [a] and congratulate him. Among those who did so was 'Umar b. al-Khattab, who said:

"Well done Ibn Abi Talib! Today you became the Leader (mawla) of all believing men and women."

Number of Companions in Ghadir Khumm
Allah ordered His Prophet [s] to inform the people of this designation at a time of crowded populous so that all could become the narrators of the tradition, while they exceeded a hundred thousand.

Narrated by Zayd b. Arqam: Abu al-Tufayl said: "I heard it from the Messenger of Allah [s], and there was no one (there) except that he saw him with his eyes and heard him with his ears."

Revelation of Qur'anic Verse 70:1-3
Some Sunni commentators further report that the first three verses of the chapter of al-Ma'arij (70:1-3) were revealed when a dispute arose after the Prophet [s] reached Madinah. It is recorded that:

On the day of Ghadir the Messenger of Allah summoned the people toward 'Ali and said: "Ali is the mawla of whom I am mawla." The news spread quickly all over urban and rural areas. When Harith Ibn Nu'man al-Fahri (or Nadhr Ibn Harith according to another tradition) came to know of it, he rode his camel and came to Madinah and went to the Messenger of Allah [s] and said to him: "You commanded us to testify that there is no deity but Allah and that you are the Messenger of Allah. We obeyed you. You ordered us to perform the prayers five times a day and we obeyed. You ordered us to observe fasts during the month of Ramadhan and we obeyed. Then you commanded us to offer pilgrimage to Makkah and we obeyed. But you are not satisfied with all this and you raised your cousin by your hand and imposed him upon us as our master by saying `Ali is the mawla of whom I am mawla.' Is this imposition from Allah or from you?"

The Prophet [s] said : "By Allah who is the only deity! This is from Allah, the Mighty and the Glorious."

On hearing this Harith turned back and proceeded towards his she-camel saying: "O Allah! If what Muhammad said is correct then fling on us a stone from the sky and subject us to severe pain and torture." He had not reached his she-camel when Allah, who is above all defects, flung at him a stone which struck him on his head, penetrated his body and passed out through his lower body and left him dead. It was on this occasion that Allah, the exalted, caused to descend the following verses:

"A questioner questioned about the punishment to fall. For the disbelievers there is nothing to avert it, from Allah the Lord of the Ascent." (70:1-3)

Fahfaahin dagalka Galkacyo, Darawiishta oo la xoojisay

25 Dec 25, 2009 - 12:51:05 AM

Dagaalkii ka socdey labada maalomood magaalo madaxda gobolka Mudug ee Galakacayo [Puntland] ayaa waxaa shaley 24 Dec,2009 ku dhintey Taliyihii saldhiga Miir iyo ku-xigeenkiisa [Puntland] oo ku yaal duleedka gobihii iska-horimaadyadaan ka dhaceen.

Taliye Muse Dhqub iyo ku-xigeenkiisa ayaa dhintey kadib markii kooxihii dagaalka wadey weerer gaadmo ah ku-soo qaadeen magaalada duhur-nimadii shaley 24 Dec,2009 kaas oo sababey in ciidamada Daraawiishta Puntland soo galaan dagaalka.

Ciidamada Daraawiishta ayaa isticmaaley hubka waaweyn oo uu ku jiro Taankiyada kadib marki dagaalkaan gaadmada ahaa ay sidoo kale ku dhinteen dad rayid ah oo gaaraya 11 qof iyo labo askari oo ka tirsan ciidamada dowladda hoose.

Dagalkaan oo magaalada Galkacayo ka dhacey xiliyo kala duwan ayaa sii xoogeystey maalintii shaley 24 Dec,2009 kaas oo sababey khasare badan oo nafeed kaasoo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dirirtan ayaa horey u bilaabtey kadib markii Duqa Galkacayo [Puntland] howlo nadaafadeed oo ku kooban Woqooyiga magaalada.

Dadka daga xaafada Baraxley [Koonfurta Galkacayo] ayaa gabi ahaanba diidey iney u samaxaan dowladda hoose in suuqaan laga baxsho jidad loo maro islamarkaana la hagaajiyo nadaafadiisa.

Duqa Galkacayo oo mar sii horeysay u waramey Garowe Online ayaa sheegey in howlahaan nadafadeed aysan aheyn mid looga rarayo dakaan suuqa balse aheyd jidad laga furayo halkaas madaama amaanka maagaalada sugayo.

"Kama qabno waxba hadii ay ka kireysanayaan guryaha dadka iska iska leh balse anagu waxaan u soconaa hagaajinta jidadka halkaas gala ama kasoo baxa iyo nadaafada suuqa" ayuu yiri duqa magalada Galkacayo [Puntland] mar uu la hadlayey Radio Garowe.

Rabshadahaan ayaa bilowdey kadib markii dadkaas dagey suuqa iyo xaafaddo ka tirsan Woqooyiga Galkacayo ay ka dhaga adeygeen howlaha dowladda hoose.

Xaafadahaan oo aan horey maamuladii dowlada hoose ee Puntland [Galkacayo] u gaarin tan iyo intii ay dhamaadeen dagaaladii ahliga ahaa ee gobolka Muqdug ka dhacey ayaa waxaa isku-dhacyadii ka horeeyey dagaalkii shaley waan-waan ka galey Guddiyo ka socda mamulka Puntland iyo kan Koonfurta Galkacayo oo dagan xaafada Baraxley.

Wadahadaladaan ayaa hakiyey dagaaladii horey uga dhacey halkaas iyada oo dowladda Puntland dabada ka riixeysay madaama ay diidaneyd iney dib u soo cusboonaadaan coladihii xusuusta xun reebey sanadihii 1991-1992 kuwaasoo dhex marey dadka Puntland iyo dadka daga Koonfurta Galkacayo [ Qaybo ka tirsan gobolada Dhexe].

Dhinaca kale Ciidamo Darawiishta Puntlandgaaraya 400 askari ayaa warar soo gaaraya Garowe Online sheegayaan iney xaley ka baxeen magaalo madaxda Puntland ee Garowe kuwaaso hogaaminayey Taliyaha ciidamada Tuute-weyne.

Ciidamadaan ayaa wararku sheegayaan ineysan galeyn dagaalo cusub balse dowladda u dirtey sidii ay u xoojin laheeyeen ciidamada Daraawiishta ee ku sugan jiida hore ee Mudug.

Waxaa socda wadahadalo xoogan oo u dhexeeye siyasiyiinta maamulka ka arrimiya Koonfurta magaalada Galkacayo kuwaasoo ay weheliyan xubno ka tirsan Dowladda Federaalka ah oo kasoo jeeda gobolada dhexe iyo dowladda Puntlnd sidaas waxaa Garowe Online u sheegey sarkaal ka tirsan Puntland oo magciisa diidey.

Wararka ayaa sheegaya in xaafadda Baraxley oo ku taal Koonfurta Galkacyo dadkii daganaa isaga qaxeen kadib markii shaley 24 Dec,2009 dagaalka soo galeen ciidamada Daraawiishta Puntland.

Maamulka Galkacayo ee Puntland ayaa rumeysa in dadka falalka qaraxyada ka sameeya magaalada iyo guud ahaan Puntland qaarkood ka soo gudbaan una baxsadaan xaafada Baraxley madaama maamulku jilicsan yahay.

Somalia: 11 killed in Galkayo

25 Dec 25, 2009 - 2:24:14 AM

Heavy fighting between Puntland security forces and clan militia backed by local businessmen have killed at least 11 people mostly civilians and 25 others wounded in Galkayo, the capital of Mudug region in central Somalia. Tension

The fighting erupted on late Wednesday and continued Thursday as the two sides exchanged mortar shells and gunfire, killing five civilians, three fighters from both sides and causing the injuries of at least 25 other people.

According to residents, Puntland security forces we in revenge mission oveer the death of their colleague who was reportedly killed on late Wednesday by the militiamen in the southern wing of Galkayo controlled by Galmudug authority.

Reports reaching Garowe Online say hundreds of residents have started fleeing the town as tension remain high.

No official comments from the two sides.

The town experienced similar clashes in late October when rowdy traders clashed with security forces in running battle that claimed the lives of at least 10 people.

Muawiya and Ali: What was the Problem?

by Sheikh Muhammad Zakariyya

Lofty examples of Sahabahs' (Radiallahu anhum) dissent:

The Battle of Jamal was such a severe battle that according to Tareekh-al-Khamees, twenty thousand men were killed. Just before the commencement of hostilities, Sayyidina Ali (Radiallahu anhu) stepped in front of his soldiers and called Sayyidina Zubayr (Radiallahu anhu) from the opposing ranks. He too stepped forward. They embraced each other and wept. Then Ali (Radiallahu anhu) asked: "What is that thing that induced you to come to this place to engage me in battle?" Zubayr (Radiallahu anhu) replied: "Revenge for the blood of Sayyidina Uthman (Radiallahu anhu)".
For a time they continued the conversation. This was the behaviour of the two opponents, ready with drawn swords to fight it out to the end. (Kitabul-Imaammati - wal - Siyaasah)
Thereafter the battle started. Sayyidina Ali (Radiallahu anhu) was victorious and many of the opposing soldiers were taken as prisoners-of-war. Many of Ali's (Radiallahu anhu) men insisted that the prisoners should be killed, but he did not agree with their views. On the contrary, he accepted oaths of allegiance from them and pardoned them. He declared their goods to be spoils of war but refused that they be made captives of war. His men argued that as their goods and possessions were declared spoils of war, their persons too should be captives. Initially Ali (Radiallahu anhu) refused but when his men insisted, he said: "Tell me, who of you is prepared to take as his share your mother, Aysha (Radiallahu anha), and make her your slave maid?" They exclaimed: "Nastaghfirullah! we seek pardon from Allah from such a thing."
Then Ali (Radiallahu anhu) said: "And I also seek Allah's pardon from such a thing. "
Now I ask you, do we also protect the honour and respect of our opponents like that? Forget about taking up the sword and fighting. That is something else. In cases of minor differences of opinion are we worried about not attaching the honour and dignity of those who dispute with us as these people did even in battle?
Thereafter Sayyidina Ali (Radiallahu anhu) saw the body of Muhammed bin Talha (Radiallahu anhu) laying. He exclaimed: "May Allah have mercy upon you. You were indeed a very devout person, staying awake at night in prayer, fasting continuously even at the times of greatest heat."
During the battle it so happened that the camel of Sayyidah Aysha (Radiallahu anha) was wounded, and fell. Ali (Radiallahu anhu) said: "See whether the mother of the faithful has been wounded." (Tabari)
Sayyidah Aysha's (Radiallahu anha) brother Muhammad bin Abu Bakr (Radiallahu anhu), fighting on Ali's (Radiallahu anhu) side, promptly went forward to inquire: "Have you been injured?" Then Sayyidina Ali (Radiallahu anhu) himself came to the howdah upon the camel and said: "Dear mother, have you suffered any injury? May Allah pardon your fault."
She replied: "May Allah forgive your fault also." (Tabari)
This was how the Sahabah (Radiallahu anhum) dealt with an opponent! This was honour and respect for your adversary! What is our behaviour when we overcome an enemy? When we overcome any rival, is there anything of his life, wealth and honour to which we show any consideration?
The battle between Sayyidina Muawiya (Radiallahu anhu) and Sayyidina Ali (Radiallahu anhu) is quite well-known. During the time when he was ruling Syria it happened that a person called Ibn Khaybari, seeing his wife was committing adultery, could not bear it and killed her. The case came before Muawiya (Radiallahu anhu). He could not reach a judgement, because for the murder of his wife, the killer's death is demanded in retaliation. However, the facts of the case were such that this was no ordinary murder and the facts could not be disregarded. Therefore he wrote a letter to Sayyidina Abu Moosa Ash-ary (Radiallabu anbu) asking him to consult with Sayyidina Ali (Radiallahu anhu) as regards the correct judgement. (Muata Imam Maalik).
Now I ask you: Do we ever think of admitting our ignorance before our political adversary? Do we ever think of asking our opponent about any mas'aail about which there is any dispute? No, with us, not a single word of our opponent is acceptable. Sometimes, not even the truth.
When Sayyidina Ali (Radiallahu anhu) became Khalifa he took the oath of allegiance from the Muhajireen and Ansaar. A group of people did not swear allegiance, but he did not force them. Some people asked his opinion about those people. He said: "These people have refused to side with the truth, but have also refused to side with falsehood." (Khamees). How magnanimous of him! But today of anyone should prefer to remain neutral, what do we think of him? What we think of him and the attacks on him in the newspapers will be only to obvious. Need I go into detail?
Sayyidina Imam Hasan (Radiallahu anhu) was poisoned. When he was near to death they asked him: "Do you know who poisoned you?" He replied: "By Allah, I will never disclose who gave me poison to drink. If it is that person whom I think it is, then Allah's retaliation is sufficient. And if it is not him, then I do not want that an innocent person should be killed." (Khamees)
What would we have done? What do we do with that person with whom we have just a slight difference of opinion? With us he must be accused of being the cause of every affliction we suffer. It must be his evil plan. Even if someone else should cause us any harm, then too in spite of knowing the truth, we will lay it at our opponents doorstep. Often in our heart of hearts we know him to be innocent, but such is the zeal for revenge that we will still blame him.
Let us go back to the Battle of Jamal. See how severe is the opposition between Sayyidina Ali (Radiallahu anhu) and Sayyidah Aysha (Radiallahu anha). Actually the battle was between the two of them. Yet, when Imam Hasan (Radiallanu anhu), the son of Ali (Radiallahu anhu), was overcome after the poisoning, he sent his brother Hussain to Sayyidah Aysha (Radiallahu anha) with the request to be allowed to be buried near his grand-father, Rasulullah (Sallallahu Alayhi Wasallam) in her house. In spite of the fighting and all that went with it, Sayyidah Aysha (Radiallahu anha) granted this request. Later Sayyidina Hasan (Radiallahu anhu) told his brother Hussain (Radiallahu anhu): "Maybe she gave permission during the time while I am still alive out of shyness and shame and through consideration for my person. Seek permission from her once again after my death. If she gives permission gladly, then bury me there, otherwise bury me in the public graveyard of Madina." On the demise of Sayyidina Hasan (Radiallahu anhu), Hussain (Radiallahu anhu) again sought permission and Sayyidah Aysha (Radiallahu anha) replied: "Yes indeed, and with great honour!"
Such then was the behaviour of the Muslim predecessors with those with whom they differed. Now see also what happened thereafter. The leaders of the Ummayyah clan would not allow the burial to take place there. They objected saying that as Sayyidina Uthman (Radiallahu anhu) had been refused burial there by his opponents, they would not allow Sayyidina Hasan (Radiallahu anhu) to be buried there.
In spite of that, when the body was brought into the Mosque for funeral prayers, Sayyidina Hussain (Radiallahu anhu) appointed the governor of Madina Saeed bin Al-Aasi (of the Umayyad clan) to lead the funeral prayers, saying this was the Sunnat. (Khamees)

What Is Tasawwuf? by Khalid Baig, Albalagh

"Verily, he who has purified the heart is successful and he who has despoiled it has lost."

A lot of people have misunderstandings about tasawwuf. Many think that it is something beyond Qur'an and Sunnah. Errant Sufis as well as the superficial ulema, although on the opposite ends of the spectrum, are together in holding this mistaken notion. Consequently the first group has shunned the Qur'an and Hadith while the second group has shunned tasawwuf. Actually, although the term tasawwuf, like many other religious terms in use today, evolved later, the discipline is very much part of the Shariah. The department of the Shariah relating to external deeds like salat and zakat is called fiqh while the one dealing with the internal feelings and states of the heart is called tasawwuf. Both are commanded in the Qur'an. Thus while commanding Salat and Zakat, the Qur'an also commands gratefulness and love of Allah and condemns the evil of pride and vanity. Similarly, in the books of hadith, along with the chapters on Ibadat, trade and commerce, marriage and divorce, are to be found the chapters on riya (showoff) takabbur, akhlaq, etc. These commands are as much a mandatory requirement as the ones dealing with external deeds.

On reflection it will be realized that all the external deeds are designed for the reformation of the heart. That is the basis of success in the hereafter while its despoiling is the cause of total destruction. This is precisely what is known technically as tasawwuf. Its focus is tahzeebe akhlaq or the adornment of character; its motive is the attainment of Divine pleasure; its method is total obedience to the commands of the Shariah.

Tasawwuf is the soul of Islam. Its function is to purity the heart from the lowly bestial attributes of lust, calamities of the tongue, anger, malice, jealousy, love of the world, love of fame, niggardliness, greed, ostentation, vanity, deception, etc. At the same time it aims at the adornment of the heart with the lofty attributes of repentance, perseverance, gratefulness, fear of Allah, hope, abstention, tauheed, trust, love, sincerity, truth, contemplation, etc.

To diagnose and treat the diseases of the heart normally requires the help of an expert mentor or Shaikh. Here are the qualities of a good Shaikh.

1. He possesses necessary religious knowledge.

2. His beliefs, habits, and practices are in accordance with the Shariah.

3. He does not harbor greed for the worldly wealth.

4. He has himself spent time learning from a good Shaikh.

5. The scholars and good mashaikh of his time hold good opinion about him.

6. His admirers are mostly from among the people who have good understanding of religion.

7. Most of his followers follow the Shariah and are not the seekers after this world.

8. He sincerely tries to educate and morally train his followers. If he sees anything wrong in them, he corrects it.

9. In his company one can feel a decrease in the love of this world and an increase in the love for Allah.

10. He himself regularly performs dhikr and shughal (spiritual exercises).

In searching for a Shaikh, do not look for his ability to perform karamat (miracles) or to foretell the future. A very good Shaikh may not be able to show any karamat. On the other hand, a person showing karamat does not have to be a pious person --- or even a Muslim. Prominent Sufi Bayazid Bistami says: "Do not be deceived if you see a performer of supernatural feats flying in the air. Measure him on the standard of the Shariah."

When you find the right Shaikh, and you are satisfied with his ability to provide spiritual guidance, you perform baya or pledge. This is a two-way commitment; the Shaikh pledges to guide you in light of Shariah and you pledge to follow him. Then the Shaikh will give his mureed (disciple) initial instructions. They include the following:

1. Perform repentance for all the past sins and take steps to make amends, e.g. if any salat has been missed so far in the life, you start making up for it.

2. If you have any unmet financial obligations toward another person make plans to discharge them.

3. Guard your eyes, ears, and tongue.

4. Perform dhikr regularly.

5. Start a daily session of self-accounting before going to bed. Review all the good and bad deeds performed during the day. Repent for the bad ones and thank Allah for the good ones.

6. Perform muraqaba-maut (meditation over death) every night before going to bed. Just visualize that you have died. Reflect upon the pangs of death, the questioning in the grave, the plain of Resurrection, the Reckoning , the presence in the Court of Allah, etc This helps bring softness to the heart and break the tendency to commit sins.

7. Develop humility. Even if you observe another individual committing the worst of vices you should not despise him/her, nor should you consider yourself nobler. It is very much possible that the perpetrator of the vice may resort to sincere repentance while the one who despised the sinner become ensnared in the traps of nafs and Shaitan. One has no certainty regarding one's end. One, therefore has no basis for regarding another with contempt.

The essential idea of tahzeebe akhlaq is to bring our natural faculties in a state of balance. The three basic faculties are anger, desires, and intelligence.

Anger:

When in equilibrium it results in valor, forbearance, steadfastness, the ability to restrain anger, and dignity. Excess will result in rashness, boastfulness, pride, inability to restrain anger, and vanity. A deficiency will result in cowardice, disgrace, and feeling of inferiority.

Desires:

Equilibrium here results in chastity, generosity, haya (decency), patience, and contentment. Its excess leads to greed and lust. The other extreme results in narrow-mindedness, and impotence, etc.

Intelligence:

Equilibrium here makes man wise, sharp-witted and one with great insights. Excess here makes one deceptive, fraudulent and imposture. Its lack results in ignorance and stupidity with the consequence that such a person is quickly misled.

A person will be considered as having a beautiful seerah (character) only when these faculties are in the state of balance and equilibrium. Internal beauty varies with people just as external beauty does. The possessor of the most beautiful seerah was Prophet Muhammad, Sall-Allahu alayhi wa sallam. The beauty of our seerah is based on its closeness to his seerah.

Xildhibaan Cali Maxameg Geedi oo ku Gacan Sayray waan waan ay wadeen Xildhibaanada ka soo Jeeda Beesha Mudulood, iyo Geedi iyo cali Mahdi oo wada Olo

Wararka ka imaanaya Magalada Nairobi ayaa sheegaya in uu halakasi ku fashilmay waan waan laga dhexwaday Cali Maxamed Geedi oo ka mid ah Xildhibaanada hada ku Jira Dowlada Midnimada Qaran iyo Madaxweyne Sheekh shariif.

Warar qaar ayaa sheegaya Cali Geeddi ay u Cuntami waysay waxa ay wadaan Xildhibaano ka soo jeeda Beesha Muddulood oo arinta la wareegay sida C/laahi Geeddi Shadoor, Xuseen Caraale iyo Gudoomiyihii hore Gobolka Maxamed Maxamed Cismaan Dhagaxtuur.

Arintan ayaa soo noq noqtay kadib markii bishii la soo dhaafay ay soo baxaysay in Geedi iyo Cali mahdi Maxamed ay halakasi ka wadaan olole ka dhan ah sheikh shariif, kuwaasi oo Doonaya in ay ku afganbiyaan ama ay ku dhicisiiyaan Dowlada aan awaaoda badan lahayd ee uu Hogaamiyo Sheekh shariif, Muqdishana ka Xukunta in ka yar 5-KM.

Sidoo kale waxaa maalmo uun ka dhimanyihiin waqtigii ay Dowlada Kenya u qabatay in uu kaga baxo Dalkeeda Cali Geedi, kadib markii ay warqad Qoraal ah ka heshay Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya, Wararka ka imaanaya Nairobi ayaa sheegaya in Geedi uu xamaamyadiisa ka Guranayo Hoyga uu ka daganyahay Nairobi oo ah qasri wayn taasina uu ka iibsaday hantidii gaarayda 30-ka Milyan oo ay isku qabsadeen asaga iyo C/llaahi Yuusuf.

Ciidamada Amisom oo saacadihii la soo dhaafay Dilay ku dhawaad 15-Qof oo shacab ah

, ayada oo Goobta lagu Dagaalamayo ay ahayd meel u jira 20-talaabo Isgoyska KM, ayna si ula kac ah Suuqa Bakaaraha Madaafiic ugu garaacayeen…

Waxaa soo kordhaya qasaarihii uu gaystay Dagaalkii shalay ka dhacay Muqdisho, kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada Amisom iyo Ururka Xisbul islaam.

Dadka Reer Muqdisho ayaa la yaabay shalay markii Ciidamada Amisom dagaal fool ka fool ah ay kala Hor yimaadeen Ururka Xisbul islaam, uuna dagaalku ka socday Agagaarka Xafiiskii FPNS ama meel u jirta 20- talaabo, kuwaasi oo hadana Suuqa Bakaaraha klu garaacay Madaafiic aan loo mayl dayin.

Soomaalidu waxay ku maah maahdaa aaboow Ninka wayn r iga Celi kan yar ayaa iska celinayaa, taasi oo u muuqatay shalay arintii ay sameeyeen Ciidamada Amisom, kadib markii ay Maleeshiyaadka Xisbul islaam ay u jirsadeen in ka yar 20-talaabo ayaga oo qadar daqiiqado ah gaaray ama qabsaday Isgoyska KM4.

Shalay ayaa lagu arkayay sida ay Bogan u sheegeen Ururka Xisbul islaam ayaga oo ka dagaalamaya agagaarka ama afaafka hore ee Iskuulka Hoyga Xamar iyo Xafiiska Somali-fruit oo u jirta dhowr talaabo Isgoyska L/4 balse ay Ciidamada Amisom ka doorbideen in ay Madaafiic ku Garaacaan Suuqa Bakaaraha iyo Degmooyinka Hoos yimaada sida H/wadaag iyo Hodon.

Thursday, 24 December 2009

Another Gaza in the making in southern Somalia: - Ethiopia is back in Mogadishu with vengeance

By Abdikarim H. Abdi Buh
June 07 , 2009
Somalia’s membership of IGAD had ceased soon after the fall of General Mohamed Siyad’s Government in 1991. I wonder how IGAD can justify Somali’s continued membership of the intergovernmental organisation when Somalia has no functioning central government for the last two decades. IGAD as I understand has no mandate what so ever to interfere in the political affairs of Somalia (failed state) in any capacity unless Ethiopia is authorized by the international community to represent it by proxy. The call from Addis for total blockade of Somalia shows how insensitive the Ethiopian government, the sole proprietor of IGAD, is towards the plight of the starving people of Somalia who are in excess of 5 million according to the most recent UNHCR estimates or me I say, how eager and sincere Ethiopia is to end the cycle of Somalis killing each other senselessly.
IGAG head of states


The pretext for this controversial blanket blockade looks to some as feeble excuse that is akin to the fable stories found in children’s books - to stop the opposition that controls most of central and southern Somalia from rearming and from receiving international brotherhood fighters. Regrettably the negative economic and social impact this will inflict on the already deprived people is not taken in to account by the international community. This cruel call if enforced will not affect the rearming of the opposition as the Ethiopian armed clan militias will soon turn in to a new market for cheaper and more readily available weapons.

The TFG minister for Marine Transport Mr. Haabsade (Mr. snatch all) spoke to Reuter’s reporter from the back of his AMISOM tank and brazenly uttered this statement ” We are warning Somali traders against chartering ships to the opposition groups' strongholds, because they have sanctions imposed on them." The Reporter asked him if Mogadishu is included as it is considered as the major stronghold of the opposition. The Minister immediately switched on, his two way secure AMISOM radio link, to the prime minister’s office for consultation and only then said “the prime minister is not sure at all and so are the parliamentarians whether Mogadishu is included because H.E. Mr. Ahmedou Ould-Abdallah, Special Representative of the Secretary-General for Somalia, turned up unexpectedly last Monday with two KG of paper work and asked the sharif to sign along a dotted line”. The colonial Minister Mr. Ahmedou was in hurry and left within 40 minutes but by the look of the size of the document a week seems too small to finish had he chosen the government and the parliament to deliberate about the issue. Details often bother not our Shar (devil) – Sharif so he promptly deciphered, digested and signed with pride in two minutes. I assume his lack of command of English language lends him a helping hand – I couldn’t find any intelligence in his brain but I would be grateful to gladly insult it if I find a trace was the concluding remarks of the PM as relayed by Mr. Snatch all.

Ethiopian second coming - Quotes from Meles Zenawi’s speech at the Ethiopian nationalities studies institute.
Professor Takale summarized the current impasse in Somalia in this short question” your Excellency when the Derge regime was defeated by TPLF if you take Mengistu’s seat and ask your mates to recognise you as the new president would you expect them to accept that invitation?” Mele responded “ not at all because it is deplorable betrayal and the world has yet to see a regime change of that sort but the Somalis are different- nomads whose culture is based on clan loyalty and thus has no sense of nationalism. I am sure their interest will be best served if we take them back once more and consider Somalia as an additional state to the existing larger Ethiopian federal regional states.”



Ethiopian intervention was and is the only apparent active hand that is consistently stirring up Somalia’s political setting time and again. It is the major supplier of arms to the clan militias in the south and runs an established military training schools – Godey and Dollow to name but a few - in the Somali regional state in Ethiopian. The direct reoccupation of Kalabydh – Hiiraan’s most strategic point - by the Ethiopian army is to cut the central regions off from the rest of the South to give their warlords, Ahlu – Sunna wal Jamaca, a competitive advantage in their fight against the opposition Islamists in the central regions by disrupting the logistics lines of the opposition.

The security Minister of the TFG Mr. Omer Hashi crossed recently the border from Ethiopia leading a militia of 1,700 men armed, APC and tanks, by Ethiopia to start a war of re taking first in and around Hiiraan region and latter to march towards the middle Shabeele region. The minister and some Ethiopian intelligence officers are holding round the clock meeting with clan elders at Hotel Madina in Baladweyne. Another group of 400 clan militia men are said to have completed a two month crash military training in the central regions under the supervision of Col. Hassan Mohamed. The latter group are assigned by their Ethiopian handlers to wage devastating war in the central regions in the name of flushing out the opposition Islamists.



The third Militia of around 900 well armed men under the leadership of warlord Col. Bare Hiiraale are expected to enter Somalia in the coming days from Dollow to destabilize the southern regions to tactically lure Islamists forces away from the ever burning Mogadishu. The notorious warlord Sh. Yusuf Indhacade is preparing to retake the Lower Shabeele region as soon as the Ethiopian arms shipment is distributed to his militia - he confiscated the local farms from the local peasants and converted their farms into drug plantations during his previous reign and God knows what his intention is this time.

In stark contrast to the realities on the ground, the colonial minister is running around like a headless chicken disseminating all sorts of disinformation. I would like to quote from the UN News centre - “Mr. Ahmedou Ould-Abdallah, the colonial minister, yesterday told a news conference in New York that When asked about reports of Ethiopian troops returning to Somalia, the official said they had all withdrawn and that there were no Ethiopian troops in Somalia. Instead of evoking an alibi of the alleged presence of Ethiopian troops, he said they should “assume responsibility” for what is going on in their country.”- Isn’t this a clear insult to the intelligence of the Somalis irrespective of one’s political affiliation? This guy I believe is putting under the spot light what ever is left of credibility of the already tarnished image of the UN. By delegating this crazy guy as special representative, I think the UN is for the first time becoming an active enthusiastic accessory to the annihilation of millions of Somalis through starvation.



Surprisingly the AU and UN media is focused on 200 Muslim expatriates armed with no more than an AK47 and Eritrea which even the above mentioned security minister reiterated time and again that they refused to supply them weapons when they were fighting against the Ethiopian occupation. Eritrea never had any link with neither Al-Shaba nor Husbi Islam and this Al-Qaida thing is just an invention of the CIA . Its geographic location and economy rules out that it could militarily turn the tide in favour of the opposition – the opposition is home grown so whether the international community loves or loathes the opposition are is here to stay and will ultimately enjoy the last laugh. It is an open secret that Ethiopia is given the green light to mould Somalia in to a desirable candidate for the planned near future confederation with Ethiopia which is deemed by the US as the most viable alternative to tame Somalia once and for all. Ethiopia’s craving for swallowing Somalia is affirmed by the international community as the paramount goal and hence supersedes all other stake holders’ needs and wants.

The second Genocide: the culpable role of the government of 37 foreign passport holders Ministers.

We all know that the two no - fly zones over Iraq was imposed unilaterally by the US and Britain after the gulf war in the excuse of protecting the northern Kurds and Southern Shiites from the late Sadam Hussein’s army. The no –fly zones were not authorised by the UN and they were not specifically sanctioned by any Security Council resolution but the only justification at the time was that an acute humanitarian crisis made it necessary to infringe the sovereignty of Iraq in this way. Russia, China, France and most of the third world were against it because the Anglo Saxon plot was seen as it is – an utter invasion of sovereign nation. George Galloway, UK labour Mp, summed the policy in this short quote “it is the most pitiful excuse for attacking somebody’s country that I have heard in my life time. If the policy is so good, how come only Britain and the US are doing it?”

It is interesting to note that contrary to the Iraqi one the intend of the current resolution, rubber stamped by 37 western cabinet ministers, is a novel genocide instrument intended to collectively punish the already starving Somalis and to create a humanitarian disaster bordering to ethnic cleansing. I think what we are witnessing now is the fulfilment of the first stage of the demand of the tanker’s association, whose members own 2,900 or 75% of the world fleet of tankers, to blockade Somalia’s ports as a cheaper alternative to patrolling the international waters – the UN should hit pirates with Somalia blockade.

The supposedly imposed embargo is days old yet the news, although denied by the opposition and confirmed by the independent media, that foreign ships blocked a commercial cargo vessel from docking in the port of Kismayo - the only gateway for over 40% of the Somali population – quickly altered the local economic transactions. Reliable sources from the city are confirming that the cost of the basic foods and other essentials gained quick hike in prices and that some traders instantly capitalised on this barbaric act and resorted to hording the essentials such as baby milk, human /animal medicine, seeds, fertilizers, agricultural machinery, spare parts, fuel and all sorts of foods. This embargo will effectively induce famine with in weeks as the people are already weakened by the twenty years of war and as such have no tolerance for a minimal disruption in their improvised economic mechanism.

The Shar – Sharif’s Ethiopian led army is fighting a self defeating war with no end in sight, because no one can turn back the clock of history. We are witnessing at present the recreation of pre 2006 scenario of warlordism and this is bound to fail in the face of the indigenous opposition who are gaining strength by day. The longer this Ethiopian sponsored peace spoiling program creeps the more people will find themselves displaced and ultimately perish through starvation and malnutrition let alone the rampant opportunistic water born diseases and malaria. The Shar – Sharif and his foreign cabinet ministers will bear the responsibility for the carnage they enacted on the Somali people and will be remembered as the custodians of the largest grave yard in the world -war crimes and Crimes against Humanity.

The next phase of this strangulation policy is to blockade Puntland and Somaliland ports, because the wording of the resolution explicitly states that blockage should be imposed on ports not directly controlled by the TFG. That very clause according to UN and AU interpretation is enough to extend the rolling blanket of embargo on Somaliland and Puntland when ever they opt the time is right at their end. The far-flung self rule entities can’t afford to isolate themselves from the fall outs of the muddy politics of the South any more because their guarantor, Ethiopia, set its sight on taking Somalia as a whole back to its mother – the golden reign of Menelik II, 1889 - 1913s when Ethiopia was the only country in the horn . Now is the time to choose sides as the centre platform is shelved – either you are with the Shar - Sharif or against the Shar – Sharif.

Abdikarim H. Abdi Buh
Email: Abdikarimbuh@yahoo.Com
WardheerNews contributor

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...