Friday, 21 October 2011

DEG DEG: ALLAHU AKBAR: Gaari Taaw ah oo goordhow laga qabsaday Kuffaarta Burundi iyo Mujaahidiinta oo difaacyo badan la wareegay.


DEG DEG: ALLAHU AKBAR: Gaari Taaw ah oo goordhow laga qabsaday Kuffaarta Burundi iyo Mujaahidiinta oo difaacyo badan la wareegay.


  • PDF
amiirnuur.comWaxaa iska soo dabo dhacaya Bishaaraatka Caawa naga soo gaaraya dagaal Culus oo ka soconaya degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. 

Ilo lagu kalsoonyahay oo Saraakiisha Mujaahidiinta ku dhow dhow waxay xaqiijinayaan in dagaalka Caawa soconaya lagula wareegay Gaari nooca Taaw-ga ah ee ay adeegsadaan Ciidamada Shisheeyaha.
Sidoo kale waxaa dagaalka Caawa Ciidamada Mujaahidiintu ay kula wareegeen Gaari uu ku rakibanyahay qoriga Lidka Diyuuradaha ee Zuugga loo yaqaano.
Xilligan aan idin la hadleyno waxaa soconaya dagaal aad u qaraar, iyadoona Ciidamada Mujaahidiinta ay iminka la wareegeen difaacyo hor leh oo ku teedsan Jidka Warshadaha.
Wixii soo kordha kala soco Amiir Nuur Media.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...